Monday, August 24, 2026
More
    Home Wararka Maanta

    Wararka Maanta

    Xog: Guddiga doorashada heer Federaal iyo heer Dowlad Goboleed ee ka socda Hirshabelle oo saacadaha soo socda lasoo saarayo

    Waxaa saacadaha soo socda lagu wadaa in lasoo saaro liiska guddiga doorashada heer Federaal iyo heer Dowlad Goboleed ee ka socda Dowlad Goboleedka Hirshabelle...

    Kenya oo shaacisay inay furtay Hawadeeda duulimaadyada ka imaanaya iyo kuwa aadaya Soomaaliya

    Wasaaradda arimaha dibadda Kenya ayaa shaaca ka qaaday inay dib u furtay Hawadeeda duulimaadyada ka imaanaya iyo kuwa aadaya Soomaaliya, oo muddooyinkii dambe hakad...

    Waalidiinta Caruurta lagu la’yahay Eritrea oo banaanbax ka dhigay Muqdisho

    Qaar ka mir ah waalidiinta ay caruurtoodu ku maqan yihiin dalka Eritrea ayaa maanta banaanbax ka dhigay Isgoyska Km 4 ee magaalada Muqdisho, waxaana...

    Akhriso: wararkii ugu dambeeyay xanuunka Covid 19 ee Soomaaliya

    Wasiirka wasaaradda caafimaadka Xukuumadda Xil gaarsiinta ayaa faah faahin ka bixisay xaaladihii ugu dambeeyay ee xanuunka Covid 19 ee Soomaaliya, waxaana ay sheegtay in ...

    Dilal siyaabo kala duwan xalay uga dhacay Muqdisho

    Faah faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dilal xalay Muqdisho siyaabo kala duwan loogu geystay wiilal dhalinyaro ah, kuwaas oo lagu kala dilay degmooyinka...

    Taabid Cabdi “Raisulwaarihii hore ayaa xog ka bixin kara amuurtan, hoggaanna u ahaa hay’addii fulinta xilligaas”

    Hogaamiyaha Xisbiga Awoodda Shacabka sidoo kalana mar soo ahaa gudoomiyaha gobolka Banaadir Taabid Cabdi Maxamed ayaa weerar afka ah ku qaaday ra'iisul wasaarihii hore...

    Xasan Sheekh oo sheegay in la iibsaday Caruurtii Eritrea loo qaaday

    Tan iyo markii ay soo baxday warbixinta Qaramada Midoobey kasoo saartay arinta dhalinyarada Soomaaliyeed ee lagu la'yahay Eritrea , kuwaas oo sida la sheegay...

    Dayacaadii dowlada & Da’yartii loo qaadey Eriterea…!!!

    Kuma soo koobi karo dareenkayga qormo yar ee aan halkaan kusoo gudbiyo oo keliya waxaa i huraya oo i ololaya qalbiga, waxaan la'nahay wiil...

    Siyaasigii Ugu Codka Badnaa Doorashada Golaha Wakiilada Waa Kuma?

    Afhayeenka xisbiga WADANI haddana ah mudane ka tirsan golaha wakiilada Somaliland Barkhad Jaamac Batuun ayaa ku guuleystay tirada codadkii ugu badnaa golaha wakiilada Somaliland, Barkhad...

    Madaxweynaha dowlad Goboleedka Hir-Shabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa Maanta shir guddoomiyay shirka looga hadlaayay sidoo loomaareen lahaa fatahaada (Dawo)

    Madaxweynaha dowlad Goboleedka Hir-Shabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa Maanta shir guddoomiyay shirka golaha wasiirada dowlada oo todobaadkiiba mar lagu qabto Magaalada Jowhar. Shirka golaha Wasiirada...

    Waxaa Dadka laga Dhaadhiciyay in Birta Canjeerada lagu dubo ee Ethiopia laga keeno ey ka fiican tahay teena

    Birta Canjeerada Ganacsade kasta waxa uu jecelyahay in waxa uu soo saaro uu suuq u helo. Farsamooyinka Ganacsatadu isticmaasho waxaa ka mid ah: ii dheh...

    Dowladda Xil gaarsiinta waxaa loo dhiibay, Dhabbal dhinac ka holcee. Aan laheen : Biyo lagu damiyo,

    Dowladda Xil gaarsiinta waxaa loo dhiibay, Dhabbal dhinac ka holcee. waxaana lagu yiri : Biyo lagu damiyo male, Laakin Anigaa Afuufaa oo dabeeyshaan ku...

    Most Read