Dowladda Xil gaarsiinta waxaa loo dhiibay, Dhabbal dhinac ka holcee. Aan laheen : Biyo lagu damiyo,

Dowladda Xil gaarsiinta waxaa loo dhiibay, Dhabbal dhinac ka holcee. waxaana lagu yiri : Biyo lagu damiyo male, Laakin Anigaa Afuufaa oo dabeeyshaan ku daminaa ee kor u celi, Hadeey sii holacdana iska tuur, faraha ha uga gubane.

Masuuliyad kii milqiyay muska u fadhiyaa maamul la yiri, Kobo ka waaweeyn ayaa loo galiyay, laakin waxey isku habeeysay sideey ugu socon leheyd Kobahaa. Haddeey Socod barad tahay ee Daandah Daadah hala yiraaho, ee yaan looga darin oon Orad la dhihin, Hadeeyna iyadu Saan ka bood bilaabin, ilmo fudeyd lagama waayee. ( F.S: 1aad)

Qore: Yahya Amir

Xafiiska damqo Media Network
       Firenze , Talyaniga
Email: damqomedia@gmail.com

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here