Sunday, September 25, 2022
More

    Damqo Media

    285 POSTS0 COMMENTS
    https://damqo.com

    Daahir iyo Jamaal ayaa sheegeen in besha Habar gidier ay tahay milkilayaasha Dowladda oo hogaaminaayo Xasan Shiikh Maxamud. ( Sawiro )

    13/09/22 Daahir iyo Jamaal ayaa sheegeen in besha Habar gidier ay tahay milkilayaasha Dowladda oo hogaaminaayo Xasan Shiikh Maxamud. Warkaan maaha war been abuur ah...

    Malaaqa Beelweynta Galmaax Yoonis Malaaq Cali Malaaq Maxamed in ay Treenka ka hareen cadaalo daro aawadeed

    Malaaqa Beelweynta Galmaax Yoonis Malaaq Cali Malaaq Maxamed "MD Xasan Sheekh Tareenkiisa annaga waan ka harnay cadaalad darro ayaana uga harnay" Malaaq Cali Malaaq Maxamed...

    Kulanka oo ka dhacay guriga xildhibaan Cismaan Xaadoole, ayaa waxaa ka qeyb-galay siyaasiyiin ay ka mid yihiin ??

    Kulanka oo ka dhacay guriga xildhibaan Cismaan Xaadoole, ayaa waxaa ka qeyb-galay siyaasiyiin ay ka mid yihiin guddoomiyaashii hore ee gobalka Banaadir Jenaraal Muungaab...

    Madaxweyne Guudlaawe ayaa diyaar u la ah gargaar iyo garab istaag Ciidamada Macawisleey.

    Madaxweyne Guudlaawe ayaa diyaar u la ah gargaar iyo garab istaag Ciidamada Macawisleey. Ciidamada macawiisleyda oo garab ka helaya Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed gaar ahaan...

    Madaxweyne Xasan Shiikh waxaad bilaawday in habeenkii saq dhaxe aad Dikareeto aad soo tuurto sidii Farmaajo.

    Madaxweyne Xasan Shiikh waxaad bilaawday in habeenkii saq dhaxe aad Dikareeto aad soo tuurto sidii Farmaajo. Madaxweyne Xasan Shiikh horay ayaan kugu sheegnay inaad wax...

    Wasiirada xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa waxaa maanta u furmay shirweyne xasaasi ah

      Wsiirada xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa waxaa maanta u furmay shirweyne xasaasi ah oo loogu magac-daray barnaamijka Banbaxa ee golaha wasiirada, kaas oo...

    Ciidamada DF oo sheegtay in lasoo afjaray weerarkii Hotel Xayat balse rasaas weli ka socdaan,

    Ciidamada DF oo sheegtay in lasoo afjaray weerarkii Hotel Xayat balse rasaas weli ka socdaan, xogta Al Shabaab dagaal yahanadooda weli ka dhex dagaalamaya...

    Abwaan Maxamed Ibraahim Warsame Walanwal ‘Hadraawi’. Waxaa loo arkay nin qaran; dhab ahaantiina wuu ahaa.

    Abwaan Maxamed Ibraahim Warsame Walanwal ‘Hadraawi’. Waxaa loo arkay nin qaran; dhab ahaantiina wuu ahaa. Dhaqamada iyo afaf guriyada looga hadlo goballada dalka intooda...

    Wareegto Madaxweyne R/wasare Xamse ku soo saaray Xubnaha Guddiga Maamulka Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Soomaaliyeed (SODMA)

    Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo tixraacaya soo jeedinta Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa wareegto Madaxweyne ku soo...

    Suuq ku yaallo magaalada degmada Dharkenley ee loo yaqaanno Suuq Boocle oo gubtay,Dabka oo ka dhashay Koronto (Dawo)

    Wararka laga helayo gudaha magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya ayaa sheegaya in maanta dab xoogan oo geystay khasaare hantiyeed uu ka kacay Suuqa degmada...

    TOP AUTHORS

    285 POSTS0 COMMENTS
    - Advertisment -

    Most Read