Wax lagu heshiiyay ma jirto waa is arag dambe iyo iska daba wareeg dadka lagu qaldaayo.

Wajiyada aqrista raga meesha fadhiya, wax lagu heshiiyay ma jirto waa is arag dambe iyo iska daba wareeg.
Itoobiya kama tanaasulin MoU sharci darada ahaa bal aqri statement sida loo qorey access to sea waa edeb daro cad ,mana shaqeyn doonto.


Xasan Shiikh waa inuusan aqbalin in ATMIS kuwa badalaayo Itoobiya lagu daro ilaa si cad ay uga baxeyso MoU xaraanta ahaa full stop !
Qodobka 2 hala warsado waxa uu kale jeedo madaxweyne Erdogan ee sidatan u qoran
2- Madaxweyne Erdogan ayaa si cad u sheegay in uu ka rajeynayo Madaxweyne Xassan

Sheekh in uu Itoobiya ka caawiyo, doonisteeda ah sidii ay bad u heli lahayd.
Maxaa ka fahanteen Soomaaliyeey qodobkaasi ?.
Maaha ganacsi u heli laheyd Badda itoobiya weeye !

Xafiiska damqo Media Network
       Firenze , Talyaniga
Email: damqomedia@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here