Xiddiga khadka dhexe ee kooxda Barcelona ee Frenkie de Jong ayaa hoosta ka xariiqay muhiimada El Clasico ee kooxdiisa isaga oo qirtay in ku guulaysiga Barcelona ee horyaalka La Liga ku xidhantahay kooxdiisa.
Kooxda Real Madrid ayaa marti galin doonta Blaugrana kulan ka dhici doona garoonka Alfredo Di Stefano kulan labada kooxood isha ku hayaan in ay guul gaadhaan.
“Waxa jira cadaadis dheeraad ah ka hor El Clasico”ayuu De Jong yidhi.
“Waxa aan doonaynaa in aan guul gaadhno sababta oo ah waxba kagama duwana kulamada kale, waxan u malaynayaa in ay muhiim noo tahay in aan badino sababta oo ah waxa aan ku sii dhawaan doonaa ku guulaysiga horyaalka”.
“Guusha aan ka gaadhno El Clasico lama macno ah in aan ku guulaysan doono horyaalka sidoo kale hadii aan guuldaraysano lama macno ah in
Xafiiska damqo Media Network
Firenze , Talyaniga
Email: damqomedia@gmail.com