Thursday, May 21, 2026
More

    Damqo Media

    358 POSTS0 COMMENTS
    https://damqo.com

    Africa faces major challenges in securing access to Covid-19 vaccines

    Africa is facing significant challenges in gaining access to Covid-19 vaccines, the Africa Centers for Disease Control and Prevention (Africa CDC) said Friday. Poor access...

    Somali health minister says AstraZeneca COVID-19 vaccine remains safe

    Somali health ministry on Saturday said the COVID-19 vaccine produced by AstraZeneca remained safe and urged people to get vaccinated. “We strongly urge the public...

    Beesha Caalamka oo war ka soo saaray shirka lagu wado in lagu qabto Xerada Afisyooni

    Saaxiibada caalamka ee Somaliya ayaa boggaadiyay shirka ay Dowladda Federaalka iclaamisay in Isniinta uu ka furmi doono Xerada Afisyooni ee Magaalada Muqdisho. Shirkan ayuu qorshuhu...

    Madasha Badbaado Qaran oo warqad furan oo ka dhan ah Farmaajo u gudbiyay Beesha Caalamka

    Madasha Badbaado Qaran oo ay ku mideysan yihiin Midowga Musharraxiinta Madaxweynaha & Madaxweynayaasha maamullada Puntland & Jubbaland ayaa waxaa ay Beesha Caalamka u direen...

    Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo maanta soo gaaray Muqdisho

    Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa goordhow soo gaaray magaalada Muqdisho, iyadoona si weyn loogu soo dhaweeyay. Madaxweyne Lafta-gareen oo maalmihii...

    Shirka arrimaha Doorashooyinka oo ka dhacayo xarunta Afisyooni ee ciidamada cirka

    Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cismaan Abuukar Dubbe ayaa sheegay in dowladdu ay ka go’antahay qabashada doorsaho xor iyo...

    UK Dadkii ugu badnaa oo maalin keliya qaatay talaalka COVID-19

    Waxay aheyd Jimcihii maalinta dadka ugu badan laga talaalay cudurka coronavirus dalka UK 711,156 qof ayaa lagu muday cirbadda talaalka Oxford AstraZenec, taas oo...

    Xaaladihii ugu dambeeyay COVID-19 ee guud ahaa Dalka Somaliya

    Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa warbixinta maalinlaha ah ee xogta Feyruska Karoona ku sheegtay in la diiwaan geliyay 42 xaalado cusub oo COVID-19 ah 24-kii saac...

    TOP AUTHORS

    358 POSTS0 COMMENTS
    0 POSTS0 COMMENTS
    0 POSTS0 COMMENTS
    - Advertisment -

    Most Read