Madaxweynaha dowlad Goboleedka Hir-Shabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa Maanta shir guddoomiyay shirka looga hadlaayay sidoo loomaareen lahaa fatahaada (Dawo)

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Hir-Shabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa Maanta shir guddoomiyay shirka golaha wasiirada dowlada oo todobaadkiiba mar lagu qabto Magaalada Jowhar.

Shirka golaha Wasiirada ayaa warbixino looga dhageystay wasaaradaha Beeraha, Caafimaadka, Biyaha, Haweenka, Ganacsiga, gargaarka , Qorsheynta iyo Waxbarashada.

Inta badan shirka golaha wasiirada ee maanta qabsoomay waxaa looga hadlayay saameynta fatahaadaha ay ku yeesheen deegaanada hirshabeelle iyo sidii loogu gurman lahaa dadka aay barakiciyeen fatahaadaha.

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Hir-Shabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa faray golaha wasiirada ineey labo jibaaraan howlaha gurmadka ee la garsiinayo dadka uu saameeyay fatahaada Wabiga.

Hadaan siino talo wadaag suuro gal ma tahay in ay wax ka qaataan

Wareesi aan la yeeshay Dr Cabdi daahir ayaa ii tafatiray sida wax looga qaban karo fatahaada joogtada ah ee daa’idsantay Hirshabelle. Dr Cabdi Daahir Mar oo ka hadlaayay sida loo maareenkaro fatahaada soo noqnoqoneeysa, Waxoo ku taliyay in ay Hirshabeele is ku tashadaan si ay fatahaada xal loogu helaan,Aniga waxaan ku talinlahaa in leeska i loowo in qandaraas cid lagu siiyo taas badalkeeda waxaan ku talinlahaa in ai Hirshabelle ay hoosha ay hoosha caratuurka iyi qodida wabiga ay ayaga qabtaa ayagoo soo iibsanaaya cagaf cagaf iyo baaboor waa ween baldoosaro ay shaqada ayaga qabtaan si looga maarmo (shirkadaha qawda maqashii wane haaw qaban)

Xafiiska damqo Media Network
       Firenze , Talyaniga
Email: damqomedia@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here