Tuesday, August 25, 2026
More
    Home Wararka Maanta

    Wararka Maanta

    Xildhibaanada asalkooda uu yahay Soomaalida ee ku jira baarlamaanka Kenya ayaa bilaabay dadaallo xoogan oo wax looga qabanay afduubka ka dhanka ah Soomaalida.

    Xildhibaanada asalkooda uu yahay Soomaalida ee ku jira baarlamaanka Kenya ayaa bilaabay dadaallo xoogan oo ku aadan sidii wax looga qaban lahaa afduubka ka...

    Wafdigan oo uu hoggaaminayay Madaxweynaha Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa gellinkii dambe ee caawa booqasho rasmi ah ku tagay wadanka Turkiga.

    Wafdigan oo uu hoggaaminayay Madaxweynaha Dowlad goboleedka Hirshabeelle, mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa gellinkii dambe ee caawa booqasho rasmi ah ku soo...

    Sida ay xaqiijiyeen ilo wareedyo muhiim ah, waxaa khilaaf xoog leh uu soo kala dhexgalay madaxweynaha waqtigiisa damaaday Farmaajo, taliyaha NISA Fahad Yaasiin iyo...

    (Damqo.com) - Sida ay xaqiijiyeen ilo wareedyo muhiim ah, waxaa khilaaf xoog leh uu soo kala dhexgalay madaxweynaha waqtigiisa damaaday Farmaajo, taliyaha NISA Fahad...

    Madaxweynaha Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe ayaa maanta kulan kula qaatay afiirka Dowlada Talyaaniga u fadhiya Soomaaliya Ambassador Alberto Vecchi.

    Madaxweynaha Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe ayaa maanta kulan kula qaatay Magaalada Muqdisho Safiirka Dowlada Talyaaniga u fadhiya Soomaaliya Ambassador Alberto Vecchi. Kulankaan ayaa looga hadlay...

    Waalidiinta oo watay Boorar ay ku qoran yihiin Erayo ay ku cabirayaan dareenkooda ku aadan Carruurtooda oo ku maqan dalka Ereteriya, (Dawo)

    Qaar kamid ah Waalidiinta Dhalinyaro dowladda Soomaaliya ay tababar Ciidan ugu qaaday dalka Ereteriya ayaa waxaa ay Maanta banaannax ka dhigeen degmada Guriceel ee...

    Wareegto kasoo baxday Xafiiska madaxweyne Cali Guudlaawe ayaa xilkii looga qaaday wasiir ku xigeenkii amniga taasoo ah sab qarsoon.

    Madaxweynaha maamul goboleedka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen ayaa xilka qaadis ku sameeyay wasiir ku xigeenkii Amniga maamulka Hirshabeelle Xasan Maxamed Cilmi. Wareegto kasoo baxday Xafiiska...

    Weerar dad lagu laayay oo ka dhacay dhuusamareeb iyo Maamulka oo ka hadlay

    Maamulka magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Galmudug, ayaa ka warbixiyay weerar koox ku hubeysnaa dareeska ciidanka Militariga soonaaliya ku qaadeen goob maqaaxi ah ahayd oo...

    Digashadii Dubbe iyo dareenka waalidiinta.!!!

    Muqdusho waxa ay wehel u noqotay Maalmo Waalidiin Hooyooyin u badan qabowga iyo kuleelkuba ugu darsamay hurdo la'aan iyo harsasho la'aan ku riday maqnaashaha...

    Aamusnaanta Kheyre Dawo uma aha waalidiinta Muqdisho ku ooyaya

    Wali laamiyada Muqdisho waxaa ku ooynaya waalidiinta caruurta waayay war iyo wacaalkooda wixii ka dambeeyay markii dalka Eritrea tababar ciidan loogu qaaday, waxaana ay...

    Hirshabeelle iyo Koonfur galbeed oo soo badalay xubnihii guddiga doorashada ee lagu muransanaa

    Maamul Goboleedyada Koofur Galbeed iyo sidoo kale Hirshabeelle ayaa soo bedelay xubnihii la soo eedeeyay ee ku jiray Guddigii doorashada ee lagu muransanaa. Maamulka Hirshabelle...

    Xiriirka iskaashiga Saddax geesoodka ah ee Somalia, Ethiopia iyo Ertheria (Dawo)

    Xiriirka iskaashiga Saddax geesoodka ah ee Somalia, Ethiopia iyo Ertheria  "Tripartite agreement" ee la isaga kaashanayo dhinaca Nabadgalyadu waxa uu bilaawday 5 Sept 2018....

    Dowladda oo beenisay in dhalinyaro soomaaliyeed laga qeyb galiyay dagaalkii Ethiopia

    Iyadoo maanta magaalada Muqdisho uu ka dhacay banaanbax, lagu dalbanayay in dowladda federaalka ay dib usoo celiso  dhalinyaradii tababarka ciidan loogu qaaday Eritrea  ayaa...

    Most Read