Hirshabeelle iyo Koonfur galbeed oo soo badalay xubnihii guddiga doorashada ee lagu muransanaa

Maamul Goboleedyada Koofur Galbeed iyo sidoo kale Hirshabeelle ayaa soo bedelay xubnihii la soo eedeeyay ee ku jiray Guddigii doorashada ee lagu muransanaa.

Maamulka Hirshabelle ayaa afar xubnood ku soo bedelay xubnihii cabashada laga keenay ee ku jiray Guddiyada Heer Federaal, Heer Dowlad Goboleed iyo Xalinta Khilaafaadka.

Iyadoo Sidoo kale Maamulka Koofur Galbeed ay labo xubnood oo kala ah Heer Dowlad Goboleed iyo Heer Federaal kasoo badaleen xubnihii lagu muransanaa.

Damqo.com

Xafiiska muqdisho

Damqomedia@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here