Tuesday, August 25, 2026
More
    Home Wararka Maanta

    Wararka Maanta

    Dagaal-yahanada Taliban ayaa wax kayar toddobaad gudihiis qabsaday afar meelood meel caasimad goboleedyada dalkaas.iyo walwal la soo dirsay Turkiga.

    Dagaal-yahanada Taliban ayaa wax kayar toddobaad gudihiis qabsaday afar meelood meel caasimad goboleedyada dalkaas. Turkey ayaa waxaa Afghanistan ka jooga ciidamo qeyb ka ah NATO,...

    Wakiilka Gaarka ah ee Xoghayaha Guud u qaabilsan Soomaaliya James Swan iyo Madaxa AMISOM Danjire Francisco Madeira ayaa warbixin siin doona Xubnaha  shirka.

    Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa waxaa la filayaa in Maanta oo khamiis Gelinka dambe ay isugu yimaadaan shir ay ugu hadlayaan xaaladaha kajira...

    Axmed Ducaale Geelle Xaaf, iyo Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiidmaxaa kala heesta

    Soomaaliya waxaa weli ka socoto doorashada Aqalka Sare oo illaa iyo hadda ka qabsoontay Jubbaland, Koonfur Galbeed iyo Puntland. Galmudug ayay na maanta ka...

    Waxaan halkaan uga mahad celinayaa Qurba jooogta is xilqaatay ee suura galisay in ay wax badan u qabtaan ummaddooda (Dawo)

    Baryahaan waxaan ka gaabiyay baraarujintii Qoomiyada Mudulood, Waxaa ii muuqato in cayayaankii besha dhaq dhaqaaq bilaaween. Waxaan rabaa in aan u sheego cayayaanka besha mudulood...

    Marwo: Maymuun Xassan Biyow Yerow Xaji Mahadow Cusman Cumar. waxa ey ku dhalatay Tuulada Raqayle Cumar Gudle

    Marwo: Maymuun Xassan Biyow Yerow Xaji Mahadow Cusman Cumar. waxa ey ku dhalatay Tuulada Raqayle Cumar Gudle oo 7 km k/Barri uga beegan Magaalada...

    Ra’isul Wasaraha ayaa ujeedada ugu weyn ee safarka Rooble ay tahay sidii dib u heshiisiin looga sameyn lahaa khilaafka gobolka Gedo

    Ra’iisul Wasaraha xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa goor dhaweyd gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta kumeel gaarka ah ee maamulka Jubaland, halkaas oo si...

    Madaxweynaha Haiti Jovenel Moise ayaa lagu dilay gurigiisa.

    Madaxweynaha Haiti Jovenel Moise ayaa lagu dilay gurigiisa. Sidaas waxaa ku dhawaaqay ra'iisul wasaaraha kumeelgaarka ah. Waxaa kaloo la cadeeyay in Marwada koowaad Martine Marie...

    Yuusuf Dabageed ayaa si rasmi ah u shaaciyay  iney ku xiran tahay doorashada inuu magaalada Baledweyne yimaado madaxweynaha Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen.

    Madaxweyne ku xigeenka maamulka Hirshabeelle Yuusuf Axmed Hagar Dabageed ayaa si rasmi u shaaciyay doorashada kuraasta Xildhibaanada labada Aqal ee dowladda Soomaaliya ee deegaan...

    Ciidamada amaanka dalka Kenya ayaa soo bad baadiyeen mid kamid ah gabdhihii Soomaaliyeed ee laga afduubtay iyo Afduubihii.

    Ciidamada amaanka dalka Kenya ayaa lagu soo waramayaa in ay qabteen hool aadu wanaagsan ayagoo xooga saaray sideey u heli lahaayeen shabakadaan isku xeran...

    Najma Cabudllaahi oo 19 sano jir ahayd kana soo jeedda magaalada Gaarisa ee gobolka Waqooyi Bari Kenya ayaa Jimcihii la soo dhaafay la heley...

     Booliska magaalada Mombasa ee gobolka Xeebta ee dalka Kenya ayaa baaraya shabakad tahriibinta dadka ah, oo la rumeysan yahay inay ka dambeysay dilkii gabar...

    Gabdhaha lagu afduubtay magaalada Nairobi ayaa tiradoodu gaareysaa illaa afar halka mid ka mid ah gabdhahaasna la helay xalay kadib markii ay ka soo...

    Soomaalida ku nool dalka Kenya ayaa cabsi iyo walaac xoog leh ka muujiyay afduubka loo geysanayo gabdhaha Soomaaliyeed iyadoo weli aan xaaladooda laga warheyn...

    Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa sheegay in dhammaan musharraxiinta looga baahan yahay inay shacabka u soo bandhigaan hantidooda,

    Siyaasiga mucaaradka ah Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo ka qeyb-galayey dood lagu qabtay barta Twitter Space ayaa ka hadlay arrimaha doorashooyinka, gaar ahaan tartan adag...

    Most Read