Madaxweynaha Haiti Jovenel Moise ayaa lagu dilay gurigiisa. Sidaas waxaa ku dhawaaqay ra’iisul wasaaraha kumeelgaarka ah.
Waxaa kaloo la cadeeyay in Marwada koowaad Martine Marie Etienne Joseph ayaa la cadeeyay in isbitaal la dhigay.
Warbaahinta maxalliga ah ayaa qortay in guriga madaxweynaha xalay saqdii dhexe ay weerareen koox hubeysan oo aan weli la aqoonsan.
Sida uu sheegay ra’iisul waaare Claude Joseph waxaana dilka fuliuyey koox hubeysan koox daas oo ku hadleeyasay luuqadda Spanish-ka.
Weerarka ayaa waxaa sidoo kale lagu dhaawacay marwada koowaad, sida bayaanka lagu sheegay.
Xafiiska damqo Media Network
Firenze , Talyaniga
Email: damqomedia@gmail.com