Monday, August 24, 2026
More
    Home Wararka Maanta

    Wararka Maanta

    Madaxweynaha Qoor Qoor ayaa xalay kulan la yeeshay la-taliyaha amniga qaranka Soomaaliya Fahad Yaasiin Xaaji Daahir,

    Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor ayaa xalay kulan la yeeshay la-taliyaha amniga qaranka Soomaaliya Fahad Yaasiin Xaaji Daahir, sida ay ilo-wareedyo...

    Allaha u naxariistee waxaa goor dhow magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya ku geeriyooday majaajiliistihii caanka ahaa ee Cabdi Muriidi Dheere (Ajakis), (Dawo oraadiisii inta...

    Allaha u naxariistee waxaa goor dhow magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya ku geeriyooday majaajiliistihii caanka ahaa ee Cabdi Muriidi Dheere (Ajakis), kaas oo maalmihii...

    Wasiir Jamaal ayaa shaaca ka qaaday inay laba qodob isku hayaan isaga iyo hoggaanka sare ee Puntland, (Dawo)

    Wasiirka wasaaradda qorsheynta xukuumadda federalka Soomaaliya oo haatan ku sugan magaalada Garoowe ayaa ka hadlay xiisadda u dhexeysa isaga iyo madaxweynaha maamulkaasi, Mudane Saciid...

    Madaxweyne Guudlaawe oo Casho sharaf u sameeyay xildhibaanada Cusub ee aqalka Sare ku matalaya Hirshabeelle

    Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa xalay kulan casho sharaf ah wuxuu u sameeyay xubnaha cusub ee aqalka sare ku matali doona Hirshabeelle,...

    Rooble iyo Qoor Qoor oo ka heshiiyay khilaafkii ka dhexeeyay

    Kadib kulan saacado badan qaatay oo ay wada yeesheen madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor iyo Ra'iisul wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayay...

    Shirkii madaxda dowlad goboleedyada ee arimaha doorashooyinka oo baaqday

    Wararka ka imaanaya magaalada Garoowe ee xarunta maamulka Puntland ayaa sheegaya inuu baaqday shirkii madaxda dowlad goboleedyada oo lagu waday in looga arinsado arimaha...

    Madaxweynaha dalka Uganda Museveni ayaa ka digay inay suuragal tahay inuu go’aansado inuu Ciiddanka Uganda ka soo saaro Soomaaliya,

    Madaxweynaha dalka Uganda Yoweri Kaguta Museveni ayaa ka digay inay suuragal tahay inuu go’aansado inuu Ciiddanka Uganda ka soo saaro Soomaaliya, sababo la xiriira...

    Maxamed Xasan Akhuunad ayaa sheegay in dhammaan saraakiisha dowladdii Ashraf Ghani ee dalka isaga baxay ay ku soo laaban karaan Afghanistan isagoo balan qaaday...

    khamiis: September 9 - 2021 Sii hayaha xilka ra’iisul wasaaraha xukuumadda KMG Taliban, Mullah Maxamed Xasan Akhuunad ayaa sheegay in dhammaan saraakiisha dowladdii Ashraf...

    Xildhibaan Zakariye oo riyadiisi ku soo ururtay in khilaafka la geeyo baarlamaanka, si xal waara looga gaaro.

    Xildhibaan Zakariye Maxamuud Xaaji Cabdi oo ka tirsan golaha shacabka ee muddo xileedkiisa uu dhammaaday ayaa wareysi uu bixiyey kaga hadlay xaaladda cakiran ee...

    Wakiillada Beesha Caalamka ayaa muujiyay sida ay u taageersan yihiin habsami u fulinta howlaha doorashooyinka ee uu Ra’iisul Wasaaruhu hormuudka u yahay.

    Muqdisho, September 9 - 2021– Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan la qaatay qaar ka mid ah xubnaha Wakiillada...

    Waxay ka diideen madaxweyne Farmaajo inuu siduu doono ka yeelo doorashada,Rooble u socomeeyso

    Agaasime ku-xigeenka Machadka Heritage, Mursal Maxamuud Saney oo la hadlay BBC-da ayaa ka hadlay heshiiskii ay madaxda Golaha Wadatashiga Qaranka ku gaareen habraaca cusub...

    Rooble ayaana Wakiilada beesha Caalamka uu la kulmay kala hadlay arimaha doorashooyinka Soomaaliya ka bilowday

    Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan kula qaatay magaalada Nairobi ee caasimada dalka Kenya qaar ma mid safiirada Beesha Caalamka...

    Most Read