Monday, August 24, 2026
More
    Home Wararka Maanta

    Wararka Maanta

    Cabdiraxmaan Cabdishakuur ayaa sheegay in Farmaajo uusan marnaba ogaleyn doorasho looga guuleysanayo, uuna rabo in uu markasta go’aamiyo natiijadeeda.

    Siyaasi Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ahna musharax u taagan xilka madaxweynimo ee Soomaaliya ayaa madaxweynaha muddo xileedkiisa uu dhamaaday ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ku eedeyay...

    Haddii General Asad u ku guuleeysanlahaa Madaxtimada Puntand ma is weeydisay waxii dhici lahaa

    Halista ay gashay Puntland iyo Qorshahii farmajo la damcay in uu ku burburiyo mamulka keliya ee ka dhisan koofurta Somaalia ama an dhaho hooyadii...

    Gudiga Doorashooyinka Heer Federaal ayaa markii u horeysay ka hadlay hadal haynta qodob ka mid ah habraaca doorashada Golaha Shacabka

    Gudiga Doorashooyinka Heer Federaal ayaa markii u horeysay ka hadlay hadal haynta qodob ka mid ah habraaca doorashada Golaha Shacabka oo Yaasiin Farey u...

    Zakiraya wa dalaalka la shaqeeyo sirdoonka Eritarea iyo kan Itabiya (Dawo)

    Zakiraya wa dalaalka geeyay caruurta dagaalka tigreega iyo Abii Ahmed wuxuna la shaqeyaa surdoonka Eritrea Lixda Dayaradaha u keenay waxaa qorshaha yahay in looga...

    Madaxweyne Farmaajo iyo Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa ka heshiiyay khilaafkii u dhaxeeyay,

    Madaxweyne Farmaajo iyo Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa ka heshiiyay khilaafkii u dhaxeeyay, iyadoo Wasiira Amniga C/llaahi Maxamed Nuur uu shaqadiisa sii wato, halka Yaasiin...

    Korumka Aqalka sare waa dhanyahay waxaa u dhiman oo kaliya in hoosha dadajiyaan.

    Korumka Aqalka sare waa dhanyahay waxaa u dhiman oo kaliya in hoosha dadajiyaan. Waxaa Cabdi Xaashi looga baahanyay in oo Xildhibaanada isugu yeero maadaama...

    Jaamacadda Islaamiga ah ee Tel Aviv waxaa la asaasay 1956dii, Somaliya, waa nalagu dhax jiraa, mana ogin

    Somaliya, waa nalagu dhax jiraa, mana ogin Jaamacadda Islaamiga ah ee Tel Aviv waxaa la asaasay 1956dii, Kuliyadda ugu muhimsan in kasta oo la yiraa...

    Qoraalka oo ka kooban afar bog oo la soo saaray fiidnimadii Talaadada, ayuu Madaxweyne Kenyatta ku dhaleeceeyay go’aankii maxkamadda.

    Madaxweyne Uhuru Kenyatta ayaa war ka soo saaray xukunkii Maxkamadda Caalamiga ah ee Caddaaladda (ICJ) ay ka gaartay muranka soohdinta badda ee u dhexeeya...

    Farmaajo oo ku fashilmay isku day uu doonayay in uu Live looga sii daayo Tv-ga Qaranka.

    Waxaa caawa magaalada Muqdisho shir jaraa’id ku qabtay Madaxweynaha waqtigiisa dhamaaday maxamed C/llaahi farmaajo, oo ka hadlay xaalada dacwadii Bada ee ICJ go’aanka ka...

    Warar leesla dhax maraayo ay xaqiijiyeen ilo-wareedyo kala duwan, ayaa shegayo in Madaxweyne Farmaajo siyaasiyinta Abgaal ee taageersan u diray Maxamed Xuseen Rooble. Sawir

    Warar leesla dhax maraayo ay xaqiijiyeen ilo-wareedyo kala duwan, ayaa shegayo in Madaxweyne Farmaajo siyaasiyinta Abgaal ee taageersan maamulkiisa islamarkaana lagu sheegay guddi nabadeed,...

    Madaxweynaha Siciid Cabdullaahi Deni oo fagaare kula hadlay taageerayaasha Ururka KAAH, Isu soo baxa koowaad ee ololaha doorashada Ururka.

    Ururka KAAH kala qeybqalay isu soo baxa koowaad ee maalmaha ololaha doorashadda. Madaxweynaha ayaa markii uu qardho soo gaaray qaatay kaarka codbixiyaha si uu u...

    Taliyaha Ciidamada lugta Uganda Lt. General Muhoozi Kainerugaba iyo Saraakiil ciidan uu hoggaaminayay oo soo gaaray Muqdisho

    Taliyaha Ciidamada lugta Uganda Lt. General Muhoozi Kainerugaba iyo Saraakiil ciidan uu hoggaaminayay oo soo gaaray Muqdisho ayaa maanta si kala gaar gaar ah...

    Most Read