Madaxweyne Farmaajo iyo Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa ka heshiiyay khilaafkii u dhaxeeyay,

Madaxweyne Farmaajo iyo Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa ka heshiiyay khilaafkii u dhaxeeyay, iyadoo Wasiira Amniga C/llaahi Maxamed Nuur uu shaqadiisa sii wato, halka Yaasiin Farey uu Kusimaha Taliyaha NISA uu noqonayo, inta Taliye cusub laga soo magacaabayo Taliye cusub, Bashiir Goobe ayaa Wasiiru Dowle loo magacaabayo.
Kiiska Ikraan Tahliil waxaa looga dambeynayaa Hey’addaha Garsoorka

Xafiiska damqo Media Network
       Firenze , Talyaniga
Email: damqomedia@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here