Haddii General Asad u ku guuleeysanlahaa Madaxtimada Puntand ma is weeydisay waxii dhici lahaa

Halista ay gashay Puntland iyo Qorshahii farmajo la damcay in uu ku burburiyo mamulka keliya ee ka dhisan koofurta Somaalia ama an dhaho hooyadii federaalka.Sidaan ka warheeyno Galmudug iyo koonfur Galbeed Qoor Qoor iyo laftagareen .

Haddii General Asad u ku guuleeysanlahaaMadaxtimada Puntand ma is weeydisay waxii dhici lahaa

Soo lama dhihikaro Puntland way sigatay hadii Assad Cismaan Abdullahi, Madaxweyne loodooranlahaa 2019 kana dhigilahaa Puntland dhaxal caruurtiisa iyo Walaalihi kadhaxlilahaayeen . Hadii Ciidankii PSF Aabihii xilkii Agaasimaha ku wareejiyay Wiilkiisa Assad , kadib markii Assad Madaxweyne iskusharaxay uu kuwareejiyay Walaalkiis kayar.

soo sidii oo kale madhacdeen oo Madaxtinimada Puntland lagumawareejiyeen Qoska reer Cismaan. Arinta hada taagan Xilkaqaadista Agaasimaha iyo amardiidada uu sameeyay soo uma muuqato inay isku arkaan inay dhaxal u yesheen oo aabahood kadhaxleen.

Madaxweynayaashii hore Cabdiraxmaan Maxamed Maxamuud Foroole iyo Dr.Cabdiweli Cali gaas oo aqbalay in Xilka lakala dhaxlo

Soo ma orankarno Deni in u yahqy Madaxweyne sharciga iyo dowladnimada Puntland ilaaliyay. Mar haduu ilmo diyaano Daaqada ka saaray .

Waxaa kale oo khalad ku jira kuwa sarakiisha iyo ciidanka gacan ku siinaaya in Xilka lakala dhaxlo halkii ciidanku ilaalilahaayeen sharciga iyo nidaamka.

Waxaa Mahad mudan Madaxweyne Saciid Cabdullahi Dani oo xaqiiq jiyay inaan Xilka lakla dhaxli karin , Xilkuna yahay meerto .

Maxay idinla tahay?Aniga waxaan qabaa in Deni.la tageero

Si looga badbaado burbur ku yimaada Puntland

Ra’yigaaga Nala wadaag

Xafiiska damqo Media Network
       Firenze , Talyaniga
Email: damqomedia@gmail.com

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here