Zakiraya wa dalaalka geeyay caruurta dagaalka tigreega iyo Abii Ahmed wuxuna la shaqeyaa surdoonka Eritrea Lixda Dayaradaha u keenay waxaa qorshaha yahay in looga hortago kacdoonka shacabka Muqdisho ee la xiriira diidmada so labashada farmajo. Sidoo kale wa kooxda farmajo ku hungobeen iska horkeenka cidanka badbaada Qaran. Diyaarada lagu wareejiyay Nisa micnaheeda so ma aha in cidanka Badbaado Qaran lagu duqeeyo. Farmaajo iyo Fahar oo maalin waliba maalinta ka danbeeysa far samo cusub ayeey la immaanaayo si ay culeeysaka saaran isaga dajiyaan. Laakin arinta waxeey iila muuqataa ka daroo dibi dhal, Hadeey arintii ay ka gudubtay Ciidamada calooshood u shaqeeystayaasha ah sida, Gor Gor, Haram Cad,Dhoofaam,Danab,Waran,Gaashaan iyo Daroon oo la rabo in ummadda la gu xasuuqo.
Xafiiska damqo Media Network
Firenze , Talyaniga
Email: damqomedia@gmail.com