Korumka Aqalka sare waa dhanyahay waxaa u dhiman oo kaliya in hoosha dadajiyaan. Waxaa Cabdi Xaashi looga baahanyay in oo Xildhibaanada isugu yeero maadaama oo wali asaga yahay gudoomiyahii hore ee Aqalka Sare e waqtigiisa dhamaaday sharciyadana ay u ogoshahay in oo isu yeero Xildhibaanada Aqalka Sare ee cusub si ay u doortaan shir gudoon oo ah Xildhibaanka ugu daween in oo shir gudoomiyo kidbne ay doortaan gudoomiye iyo ku xigeenadiisa taasoo dastuurka waafaqsan.
Xafiiska damqo Media Network
Firenze , Talyaniga
Email: damqomedia@gmail.com