Waxaan halkaan uga mahad celinayaa Qurba jooogta is xilqaatay ee suura galisay in ay wax badan u qabtaan ummaddooda (Dawo)

Baryahaan waxaan ka gaabiyay baraarujintii Qoomiyada Mudulood, Waxaa ii muuqato in cayayaankii besha dhaq dhaqaaq bilaaween.

Waxaan rabaa in aan u sheego cayayaanka besha mudulood e laqaafada iyo daba maryeenta besha la dhax meereeysanaayo ha ogaadaano inlaga warqabo laakin waqtigeedaa lala sugaayo.

Waxaan halkaan uga mahad celinayaa Qurba jooogta is xilqaatay ee suura galisay in ay wax badan u qabtaan ummaddooda ayagoo har iyo habeen u taagan horumarinta Qoomiyada Mudulood.

Waxaa amaan muday dad yar oo is xilgaamay kuwaa soo ah kuwo garasho leh isla waqtigaasne isgu garabsaday in ay ka war qabaan Imaam Dahir Imam Maxamuud Imam Cumar oo ah Imaamka saxda ah.

NB

Qurba joogta waxaa la farayaa in ay cadawgooda u midoowaan daryeelida Imaam Daahir waa muqadas ha ahaado Qurba Joog ha ahaado guda joog ama  ganacsato waa in leeys faraa daryeelka Imaam Daahir waa muqadas.

Xafiiska damqo Media Network
       Firenze , Talyaniga
Email: damqomedia@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here