Thursday, May 21, 2026
More

    Damqo Media

    358 POSTS0 COMMENTS
    https://damqo.com

    Rabbi  ha u naxariisto, qoyskii iyo qaraabadii ay ka tagtayna Samir iyo iimaan haka siiyo. Amin. Amin Amin Amin Amin Amin

    Inaa Lilaahi wa inaa Ilaahi raajicuun. Waxaa maanta magaalada Balad’weyne ee dalka Soomaaliya ku geeriyooday Allaha u naxariistee Hooyo Cillaamo Muxud Cabdi oo si weyn...

    Xasan jabaab managa siin kartaa sadaxda jeer oo u soo tartantay madaxweyna nimada inta qarasha ah ee ka babaxday, meeqaa lagu qayaasikaraa.

    Maxaa ku qasbaaya in Xasan Shiikh inoo mar kato ka hodlo musuq maasuqa ujeedadiisa waa buur isku qaris iyo in oo ka duwo ujeedada...

    Xasan Shiikh oo Madaxweyne-nimadii Soomaalida inta meel iska dhigtey ayuu u xuubsiibtey Irrir Samaale, taasoo ah mid markhaati ma doonto ah.

    Xasan Shiikh oo Madaxweyne-nimadii Soomaalida inta meel iska dhigtey ayuu u xuubsiibtey Irrir Samaale, taasoo ah mid markhaati ma doonto ah. Dalka Soomaaliya waxaa moodaa...

    Waa iga su’aal Hadii ciidamada xooga, ee jooga Baraawe la soo qaado awood ay ku daafacdaan ma leeyahiin.

    Xildhibaanada iyo senatorrada ka soo jeeda deegaanada Koonfur Galbeed ee ka tirsan golaha shacabka Soomaaliya ayaa maanta kulan deg deg ah ka yeeshay xiisadda...

    Madaale loo Hanweynyahay ayaadba aheyd ee Maxaad Gacmaha isga laabatay oo aad indhaha isagu qabatay?

    Madaale loo Hanweynyahay ayaadba aheyd ee Maxaad Gacmaha isga laabatay oo aad indhaha isagu qabatay? Ar, Madaale maxaa ku dhacay? Ar, Md. Yusuf Madaaloow maxaa kugu...

    Soomaalaiya oo cagta saartay waddadii burburka hadii sida ay hada wax u socdaan u fulaan (Dawo).

    Soomaalaiya oo cagta saartay waddadii burburka hadii sida ay hada wax u socdaan u fulaan. Sida muuqato oo dadka dhan ay u wada jeedaan waxaa...

    Xasan Shiikh oo dhiiqada dhexda kaga jiro isagaa albaabada mucaaradka balaqay Sanad kadib

    Madaxweyne Xasan Shiikh Maxamuud Sanad kadib isagaa albaabada mucaaradnimo in lagala hor yimaado u balaqey sand kadib markii uu cadeystey wadada nidaamka lagu yaqaano...

    Puntland oo baaq u jeedisay DF iyo maamul Goboledyada in aykaga daydaan doorashadii taariikhiga aheyd

    Dowlad-goboleedka Puntland ayaa maanta soo saartay war-saxaafadeed ay ku bogaadineyso doorashada shalay ka qabsoomtay deegaanada maamulkaasi. Maamulka ayaa waxa uu si weyn ugu bogaadiyay doorashadii...

    Bal dib aan u milicsano Safaradii Madaxweynanaha 05/15/2022 ilaa 04/26/2023.

    Bal dib aan u milicsano Safaradii Madaxweynanaha 05/15/2022 ilaa 04/26/2023. Haddii aynu wax yar dib u fiirino safaradii Madaxweynaha,laga soo bilaabo May,15,2022 ilaa 26...

    Sharciga maanta Moqdisho ka jiro waa mid ah la jiifiyaane banaan la joojiyaane banaan ayaa lagula dhaqmayaa Manar Macalin oo ah gabar ganacsato ah

    Sharciga maanta Moqdisho ka jiro waa mid ah la jiifiyaane banaan la joojiyaane banaan ayaa lagula dhaqmayaa Manar Macalin oo ah gabar ganacsato ah...

    TOP AUTHORS

    358 POSTS0 COMMENTS
    0 POSTS0 COMMENTS
    0 POSTS0 COMMENTS
    - Advertisment -

    Most Read