Waa iga su’aal Hadii ciidamada xooga, ee jooga Baraawe la soo qaado awood ay ku daafacdaan ma leeyahiin.

Xildhibaanada iyo senatorrada ka soo jeeda deegaanada Koonfur Galbeed ee ka tirsan golaha shacabka Soomaaliya ayaa maanta kulan deg deg ah ka yeeshay xiisadda ka taagan magaalada Baraawe ee caasimadda maamulkaas.

Baraawe, waxaa ka taagan xiisad culus oo qaraxday gelinkii dambe ee shalay, kadib markii ay gudaha magaalada ku dagaalameen ciidamo ka kala tirsan militeriga Soomaaliya iyo daraawiishta Koonfur Galbeed.

Xildhibaanada laga soo doorto deegaanada K/Galbeed ayaa eedeyn culus u jeediyey ciidanka xoogga dalka isla waqtigaasne ku sifeeyay maleshiyo ka hool gasha magaalo madaxda goofur galbeed ee magaaladaas, iyagoo sheegay in 10-kii sano ee lasoo dhaafay ay shacabka reer Baraawe dhibane u yihiin ciidankaas militeriga ah.

Waa iga su’aal Hadii ciidamada xooga, ee jooga Baraawe la soo qaado awood ay ku daafacdaan ma leeyahiin.

Xafiiska damqo Media Network
       Firenze , Talyaniga
Email: damqomedia@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here