Thursday, May 21, 2026
More

    Damqo Media

    358 POSTS0 COMMENTS
    https://damqo.com

    Jubaland ayaa kasoo horjeeda in muddo kordhin loo sameeyo madaxda dowlad goboleedyada

    Kismaayo – Dowlad goboleedka Jubaland ayaa si weyn uga soo horjeestay natiijadii ka soo baxday shirkii golaha wadatashiga qaranka, gaar ahaan arrimaha gal-dacwadeedka doorashada...

    Wasiirka Batroolka, Cabdirisaaq Cumar, uu isbeddelkan u sameeyay si ku talagal ah, isagoo ku xoojinaya dagaalka siyaasadeed ee ka jira Hirshabelle

    Munaasabadda soo dhaweynta Markabka Dowladda Turkiga ee Baarista Shidaalka Xeebaha Soomaaliya ka bilaabi doono oo lagu qabtay galabta Dekedda magaalada Muqdisho, ayaa Wasaaradda Batroolka...

    Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa goordhow u amba-baxay Magaalada Garowe

    Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa goordhow u amba-baxay Magaalada Garowe ee Xarunta Maamulka Puntland, waxayna halkaas...

    Soomaalida waxay tiraahdaa baadi kugu daahdey inaad leedahey moodaa ayaad moodaa.

    Soomaalida waxay tiraahdaa baadi kugu daahdey inaad leedahey moodaa, markii ay burburtey Dowladii hore 1991 oo Dalka fowdo noqdey oo dagaalo sokeeye iyo nidaam...

    Xasan waxaad shalay Farmaajo ku la heeyd miyaad illooday bal codkaada nalla dhageeyso

    Shaley Madaxweyne Xasan Shiikh wuxuu sheegayay in Dastuurka iyo sharciga uu maalmarey Dowladii ka horeysey uu hogaaminayay madaxweyne Farmaajo, Badbaado Qaran waxaa loo sameeyay...

    Jeneral Sheegoow waxaoo ahaa taliyaha guuta labaatanaat oo ka koobneed Afar uruur iyo taliskeeda

    Jeneral Sheegoow waxaoo ahaa taliyaha guuta labaatanaat oo ka koobneed Afar uruur iyo taliskeeda Jeneral Sheegoow waxoo ahaa geesi aan gnbanin oo soomajeesto ah oo...

    Xasan Shiikh oo Somalia ku sugan maxaa u diiday noo ka soo qeeb galo jinaasada Ugaaas Cali ugaas Cabdulle.

    Xasan Shiikh oo Somalia ku sugan maxaa u diiday noo ka soo qeeb galo jinaasada Ugaaas Cali ugaas Cabdulle. Xasan Shiikh waxaan ku tuhunsaneen ayaa...

    Xasan Shiikh oo wajiga ka dadbaday Mudulod si oo ula kulmin wax garad kooda una tahriibay Gal Mudug

    Waxaase nasiib daro in Xasan Shiikh waqtigii oo xukunka haayay u diiday in Xamar maqaam iyo matalaad siyasadeed yeelato ayna arrintaan u sameeyay in...

    Qorshaha dagaal ee socda ayaa ah in marka hore maleeshiyada si buuxdo looga ciribtiro deegaanada iyo magaalooyinka ay ka maamulaan dhulka Galmudug,

    Marka aad eegto istiraatiijiyadda dagaal ee lagu wajahayo maleeshiyada Al Shabaab ee Gobolada Dhexe ayaa waxaa garwaaqsaneysaa in maleeshiyadaasi uga dhammaatay bartamaha dalka. Qorshaha dagaal...

    Faah faahino ayaa ka soo baxaya qarax xoogan oo saaka ka dhacay Isgoyska Ifka Xalane ee Magaalada Muqdisho.(Dawo)

    Faah faahino ayaa ka soo baxaya qarax xoogan oo saaka ka dhacay Isgoyska Ifka Xalane ee Magaalada Muqdisho. Ciidamada amniga ayaa la sheegay in ay...

    TOP AUTHORS

    358 POSTS0 COMMENTS
    0 POSTS0 COMMENTS
    0 POSTS0 COMMENTS
    - Advertisment -

    Most Read