Jeneral Sheegoow waxaoo ahaa taliyaha guuta labaatanaat oo ka koobneed Afar uruur iyo taliskeeda
Jeneral Sheegoow waxoo ahaa geesi aan gnbanin oo soomajeesto ah oo dagaalo badan ayoo ka qeeb kalay waxoona ka soo hooyay guul taasoo marag iyo markaati leh.
Jeneral Sheegoow markoo ciidanka isaga tagaayay waxoo dareemay in aan meesha aan laga rabin laguna haayomidab takoor, asagana waxoo diyaar u ah in oo naftiisa u beeciyo dalkiisa Hooyo
Jeneral Sheegoow markoo wadanka isga tagaayay waxoo dareensanaa inla daba socdo lanarabo inla dilo,Waxeey danta ku qasabtay in oo wadanka ku soo noqdo si oo wadanka u joogana waxoo u baahanyahay Ciidan illaaliyo bad qabkiisa sidaas daraadeed waxaa u yimideen dhaliyaradii Ciidamadiisa ka mid ahaa oo taliyaha u ahaa waxii oo dareensana waa waxa maanta heesto oo Jeneral nimadiisa loo diidanyahay loona dhibaateeynaa laakin Xasan iyo Shuute meesheey saldhigtaan ayaan arkidoonaa.
Xafiiska damqo Media Network
Firenze , Talyaniga
Email: damqomedia@gmail.com