Xasan Shiikh oo wajiga ka dadbaday Mudulod si oo ula kulmin wax garad kooda una tahriibay Gal Mudug

Waxaase nasiib daro in Xasan Shiikh waqtigii oo xukunka haayay u diiday in Xamar maqaam iyo matalaad siyasadeed yeelato ayna arrintaan u sameeyay in oo ku qanciyo hogaanka dowlad gobaleedka gaar ahaan Puntland. Waxaase ka sii daran in uu madaxweyne Farmajo siiyay Xamar wixii ay hogaamiyaashii hore u diideen.
Su’aasha waxaa ay tahay ma og yahay Xasan Shiikh Qoomiyadda Mudulood ay ka sugeeyso am ka filanaayaan? Siddee ayeysa tahay in shacabka Mudulood ka yeelo hogaamiyaashooda haddi aysan ka soo bixin mas’uuloiyada laga sugayo? Siddee ayey ku dhacday in hogaamiyayaasheena u dhaqmaan siddi ay rabaan iyadoo wax weji xumo ka soo gaarin? Su’aalahaan dhamaantood waa in la’is weydiiyaa haddii la rabo horumar gaaaro Mudulood.
https://www.youtube.com/watch?v=8a3Wd2hiihM

Xafiiska damqo Media Network
       Firenze , Talyaniga
Email: damqomedia@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here