Thursday, May 21, 2026
More

    Damqo Media

    358 POSTS0 COMMENTS
    https://damqo.com

    22 Goobood oo Shiishada ayaa Muqdisho maxaa Posh kaliya loo bar tilmaameeysaday loona burburiyo ayadoo kuwoo kale daris layahiin loo tagin?

    22 Goobood oo Shiishada u furan ayaa Muqdisho ku taal , kuwaasoo sharci Dowlad  u heysta , bixiya Shatiga iyo canshuurta . iyadoo laga soo...

    Shirka saddex-geesoodka ah ee dhaxmaray dalalka Soomaaliya, Talyaaniga iyo Itoobiya, kaas oo maanta ka dhacay magaaladaasi magaalada Addis Ababa

    Madaxweynaha dowladda Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo haatan ku sugan magaalada Addis Ababa ayaa ka qaybgalay shirka saddex-geesoodka ah ee dalalka Soomaaliya, Talyaaniga...

    Madaxweye Cali Guudlaawe oo arrinta isbaarooyinka dusha ka saaray DF saraakiisheeda iyo taliyaha guud e ciidamada

    Madaxweynaha dowlad goboleedka HirShabeelle Cali Guudlaawe Xuseen oo shalay shir gudoomiyay shirka golaha wasiirrada maamulkaas ayaa sheegay in isbaarooyinka yaalla deegaaanada HirShabeelle ay u...

    Xadgudub, takrifal iyo ciqaab nooc kasta ayaa la i marsiiyay Dulmiga ayaa ka awood batay caddaaladda.

    Xoghayaha Guud ee Ururka Suxufiyiinta Soomaaliyeed ee Somali Journalists Syndicate (SJS) Cabdalla Axmed Muumin oo la siiyay dhawaan ayaa qormo dheer kasoo saaray xarigiisi...

    Gudoomiyaha Golaha Shacabka oo la kulmay Safiirka cusub ee Itoobiya (SAWIRRO)

    Gudoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Somaliya, Aadan Maxamed Nuur (Aadan Madoobe) ayaa Xafiiskiisa Magaalada Muqdisho waxa uu maanta ku qaabilay Safiirka cusub ee Dowladda...

    Sawirro: Danjire Soomaali ah oo booqasho ku tegay Israel

    Tel Aviv – Dood xooggan iyo hadal hayn ayaa ka dhalatay booqasho uu Danjire Ciid Beddel Maxamed ku tegay Israel, halkaasi oo uu kaga...

    Meelaha Badan oo Dunida ah waxaad ku arkee dhagxo. waxaa lagu leeyahay dhagaxaan, Maalin ayaa Hitler ku fadhiistay.

    Ninba Dhagaxiisoow soo dhugu ku leeyahay. Meelaha Badan oo Dunida ah waxaad ku arkee dhagxo. waxaa lagu leeyahay dhagaxaan, Maalin ayaa Hitler ku fadhiistay. kursigaa...

    Gaal wadaag: Xog muhim ah iyo Sirta lagaa qariyoXog badan oo ku saabsan sida Macdanta Dalalka Afrika loo dhaco iyo sida lacaga loo dhaqo...

    Macdanta iyo Lacag dhaqidda , Hore ayaan uga hadalnay in waxa ugu badan ee hadda dalka laga dhoofiyo ay tahay Dahabka iyo Macdan kale...

    Mudane Madaxweyne is xisaabi inta aadan dadka xisaabin.

    Mudane Madaxweyne is xisaabi inta aadan dadka xisaabin. Kuma weydiinaayo Aadanyabaal iyo Marka iyo baydhaba iyo meel kale laakiin waxaan ku leeyahay maka  war qabtaa...

    Madaxweyne Taliye tuug ah, Askari tuug ah, kuu soo qaban maayo amnina kuu sugi maayo

    Tan iyo markii ay Soomaaliya ka baxday ku meelgaarnimadii, dibna u hanatay dowladnimadeedii, waxaa lagu haminayey in amnigu ka soo fiicnaanayo maadaama amnigu yahay...

    TOP AUTHORS

    358 POSTS0 COMMENTS
    0 POSTS0 COMMENTS
    0 POSTS0 COMMENTS
    - Advertisment -

    Most Read