Thursday, May 21, 2026
More

    Damqo Media

    358 POSTS0 COMMENTS
    https://damqo.com

    Madaxweynaha Puntland ayaa carabka ku adkeeyey inay haboon tahay in laga gudbo siyaasadda ku dhisan kooxeysiga, isaga oo tusaale usoo qaatay kooxda Damul-Jadiid

    Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland, Mudane Saciid Cabdullaahi Deni oo haatan ku sugan Nairobi ayaa ku dhowaaqay tallaabo lama filaan ah oo ku aadan xaaladda...

    Ra’iisul/W – Xamza Cabdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta ka duulay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde, iyaga oo kusii jeeda waddanka Jabuuti.

    Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya, Mudane Xamza Cabdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta ka duulay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde, iyaga...

    Dhac iyo boob dadban oo lagu rabo in lagu xaraashto hanti ma guurta ah ay leedahay ummadda Soomaaliya.

    Dhac iyo boob dadban oo lagu rabo in lagu xaraashto hanti ma guurta ah ay leedahay ummadda Soomaaliya. Waxaa na soo gaartay guryahii dowlada Soomaaliya...

    kuwii Dambiga iga galay Shalay oo heshiis ah, Anigana ii heshiiyay, welina dhibkii igu wado

    kuwii Dambiga iga galay Shalay oo heshiis ah, Anigana ii heshiiyay, welina dhibkii igu wado, ayaa la i leeyahay weli waa kuu sii joogayaan...

    Yaa Cunay Lacagtii Bangiga Dhiiga Somalia ?

    Bangigii Dhiiga ee ugu horeeyay Dunida waxaa lagu asaasay Magaalada Leningrad Hospital ee Dalka Ruushka, Sanadkii 1932. Kadibna Magaalada Chicago USA ayaa sanadkii 1937 Mr....

    Hoos ka fiiri waxa laguugu harwsanayo ee Cilmi lagaaga dhigayo waa Eray bixino ee ma ahan Cilmi gooni loo soo bartay.

    Sanadihii 1960-aadkii waxaa jiray in wax barashada lagu qiimey jiray Luqadda aad wax ku baratay. Wakhtigaa inta badan waxaa wax lagu baran jiray Luqadda...

    Hoggaanka Beesha Warsangili waa in oo ka kooban yahay mid dhaqan, bulsho, dhaqaale iyo mid siyaasadeed.

    HOGGAANKA BEESHA WARSANGELI HARTI ABGAAL Hoggaanka Beeshu wuxuu ka kooban yahay mid dhaqan, bulsho, dhaqaale iyo mid siyaasadeed. Siyaasadda dalku dastuur iyo sharci ahaan waxay ku...

    Cabdikarim Maxamed Jimcaale waa nin hal abuur leh oo dadaal badan

    Ganacsade Cabdikarim Maxamed Jimcaale oo maskaxdiisa ka soo tuujiyay sidii loo mideenlahaa gobolka Banaadir. Cabdikarim Maxamed Jimcaale waa nin hal abuur leh oo dadaal badan...

    Madqxweyne Cali Guudlaawe oo iclaamiyay in laga ciribtiraayo qawaarijta AlShabaabSoomaaliya gaar ahaan Hirshabelle Galagaduud iyo Gal Mudug ay Besha dagto.

    Cali Guudlaawe oo soo dhaweyn weyn loogu sameeyey degmada Cadale ayaa shacabka u sheegay in in besha mudulood ay ka go’antay in ay iska...

    General Ibraahim Yuusuf oo ka mid ah Saraakiisha Ciidamada badbaado qaran ayaa sheegay inay ka qayb qaadanayaan hawlgalada uu yoolkoodu yahay in lagu wiiqo...

    Warar aan ka helay saraakiil aan ku kalsonahay ayaa ii sheegay in Dagmada Cadale ee Maamulka hirshabelle ayaa caawa waxaa gaaray illa afartameeyo baabuuur...

    TOP AUTHORS

    358 POSTS0 COMMENTS
    0 POSTS0 COMMENTS
    0 POSTS0 COMMENTS
    - Advertisment -

    Most Read