Hoos ka fiiri waxa laguugu harwsanayo ee Cilmi lagaaga dhigayo waa Eray bixino ee ma ahan Cilmi gooni loo soo bartay.

Sanadihii 1960-aadkii waxaa jiray in wax barashada lagu qiimey jiray Luqadda aad wax ku baratay. Wakhtigaa inta badan waxaa wax lagu baran jiray Luqadda Talyaaniga iyo Carabiga. ( F.S:1 & 2aad), Waxaa muhimsanaa Luqada Talyaaniga oo Xafiisyada Dowladda looga shaqeeyo.

Qofka Carbiga wax ku barto waxaa la dhihi jiray: Maku tuugsanee?, waxa eyna u badnaayeen Ardaydii Dugsigii “Allaahi” ee ‘Al As-har’ ey maamuli jirtay, Markii dambena Dugsiga Jamaal Cabdi Naasir loogu magac Daray iyo kuwa kale oo Culuunta Diinta iyo Macalinnimada lagu barto.

Macalimiinta Dugsiyada ka dhigto Luqada Carabiga iyo Diintu waxa ey ahaayen inta badan kuwo Da’ ah. Waana ka Mushaar yaraayeen kuwa dhigo Maadooyinka kale, muuqaal ahaan dharka ey wataan ma aheyn dharkii Bulshadu u badneed. Waxaa muuqday Bahdil ku tala gal ah.Hoos ka fiiri waxa laguugu harwsanayo ee Cilmi lagaaga dhigayo waa Eray bixino ee ma ahan Cilmi gooni loo soo bartay.

Waxaa ku soo biiray Luqada Ingriiska oo ey hor Boodayaan Macalimiintii “Peace corps” iyo “Baadariyaal”, waxaa la bilaabay in Dugsiyada lagu dhigto Luqadaa Ingiriiska, kadibna ey fududaato in aad shaqo iyo wax barasho Dibadda hesho. ( F S: 3aad)

Waxaa dhashay kacaankii, Qoladii Tiibo Carabo waxa ey heleen fursad ey ku biiraan Ciidamada waxaa loo qaadi jiray Dalka Masar, kadibna Dalka Ruushka ayaa bilaabay in uu Saraakiil Ciidan ahaan u qaaday.

Bacdamaa ey ahaayen Rag Ciil qabo oo fursado shaqo aan ka helayn Dalka, waxa ey barteen Luqadda Ruushaka laakin inta badan waxa ey yeesheen Balwad eyna Dalka ku heli karin, Sida khamirigii ey badanaa cabi jireen Tiibo Italyaano iyo Tiibo Ingriis kaa oo Tiibo carabo markii ey Somaliya joogeen eynan iibsan karin, ayey halkaa si fudud ku heleen, qaarkoodna waxa ey aamineen Mabdii’ Shuuciyadda waxa eyna soo noqdeen iyaga oo qaarkood eynan Diin heeysan.

Gabdhaha Somalida oo hore ka faani jiray Tiibo Carabo ayaa bilaabay in ey guursadaan iyaga oo xiiseynayo Garadaaha Ciidamada, Sababta oo aheyd Golihii Sare ee Kacaanka oo Role model u Haa Dadka.

Waxaa xigay Tiibo Somaliya kadib markii dugsiyada lagu dhigay Afka Somaliga laakin Suura gal ma aheyn in la soo wada tarjumo Buugaagta Cilmiga ah, waxaa hoos u dhacay Tayadii waxbarashada, Dadkii ka yimid Baadiyaha iyo kuwii kacaanka ahaa ee aan Aqoonta leheyn ayaa la siiyay Fursad shaqo iyada oo laga maarmay aqoontii.( F.S: 4aad)

Mar kale waxaa Dalka yimid Heyado Caalmiya iyo NGOs Ajnabi ah oo ku shaqeeyo Luqadda Ingriiska. Kuwo aan Aqoon leheyn oo bartay dhowr “terminology” “isdalaaxaad” oo u badnaa Qurba joog ayaa bilaaby in ey Harawsadaan Tibo Carbo oo dhowr xaraf oo English ah looga dhigay Cilmi.

War Tiibo Carabooy yaan Been been la idinku harwsanin, Musdalixaadka- Terminology- ga la idiinkaga dhigaa Cilmi cusub ee la isla qalqaloocinayo oo Cilmi Cusub ey idiinkaga dhigaayaan marka ey khudbeeynayaan kuwa Hayadaha Caalmigaa u shaqeeyo yeyna idinku harwsan waa Eray bixino Reer Galbeed ee ma ahan Cilmi gaar ah, waxaana ka mid ah:

تعريف__بعض__المصطلحات_ربما_تصادفها_يوما

#الليبرالية : الحرية المطلقة

#الإمبريالية : الإستعمارية.

#الديمقراطية : حكم الشعب لنفسه.

#الأرستقراطية : طبقة النبلاء.

#البرجوازية : الطبقة بين العمّال والنبلاء (التجار).

#البروليتاريا : الطبقه العاملة (الكادحين).

#التكنوقراطية : حكم الطبقة العلمية الفنية المثقفة.

#الأيديولوجية : علم الأفكار.

#السيميائية : علم العلامات.

#البيروقراطية : المزاجية/الانتقائية .

#السايكوبوتية : العدائية أو النزاعية.

#البراغماتية : المنفعة .

#العلمانية : فصل الدين عن الدولة.

#المنشفيك : الأقلية .

#البلشفية : الأغلبية .

#الغائية : علم الغايات . V

#الغنوصية : الإنغماس في العالم الروحاني .

#الميتافيزيقيا : ما وراء الطبيعة

#الأستاطيقا : علم الجمال . V

#الأبستمولوجيا : علم المعرفة.

#الميثيلوجيا : علم الأساطير .

#أنطولوجيا : علم الوجود .

#جيولوجيا : علم الأرض . V

#الميثودولوجيا : علم المنهج .

#الباثولوجيا : علم الأمراض .

#الثيلوجيا : علم الإلهيات أو اللاهوت

#الأنثروبولوجيا : علم الإنسان.

#البانثولوجيا : علم الإنسان القديم .

#الأركيولوجيا : علم الثقافات البائدة.

الفلسفة : محبة الحكمة .

المنطق : علم بقوانين التفكير .

الديالكتيكية : فن الجدل والحوار .

بروتوكول : ضوابط أو معاهدات رسمية .

التوراة : التعليم والشريعة .

الأنجيل : البشارة بالخير .

البطريرك : الأب الرئيس .

اللاهوت : الطبيعة الإلهية .

الناسوت : الطبيعة البشرية .

الأقباط : نصارى مصر .

بوذا : العارف المستيقظ .

النكرومانسية : استدعاء الأرواح .

طوطم : لقب لأي كيان يعبد .

اليوغا : طقوس وتمارين تأملية وروحية .

الراديكالية : الدعوة إلى تغيير جذري .

دكتاتور : حاكم مطلق .

أجندا : جدول أعمال .

السايكولوجيا : علم النفس .

الجينيوكولوجيا : طب النساء .

الجينيالوجيا : علم الأنساب .

سيناتور : عضو مجلس شيوخ .

الكونكرس : الهيئة التشريعية العليا.

الشيزوفرينيا : انفصام الشخصية .

البربريه : الهمجية .

كاريزما : جاذبية شخصية

1- اكروفوبيا: الخوف من الاماكن المرتفعة.

2- باكتروفوبيا: الخوف من الجراثيم (وسواس النظافة)

3- كلوستروفوبيا: الخوف من الاماكن المغلقة.

4- هيربنوفوبيا: الخوف من الزواحف ( الحيوانات الزاحفة ).

5- نمبرفوبيا: الخوف من الارقام (التشاؤم من رقم معين)

6- اكلوفوبيا: الخوف من الظلام.

7- ايروكروفوبيا: الخوف من الاماكن الواسعة.

8- اكرافوبيا: الخوف من الزحام.

9- ايلوروفوبيا: الخوف من القطط.

10- انثروفوبيا: الخوف من الزهور.

11- انثروبوفوبيا: الخوف من المجتمع ومواجهة الجمهور.

12- اتاكسوفوبيا: الخوف من عدم الترتيب (مرض بعض الامهات)

13- اوتوماتونوفوبيا: الخوف من التماثيل والصور .

14- الودوكسافوبيا: الخوف من ابداء الرأي (عندما ينشأ الشخص في اسرة يكون الاب او الام متسلطين)

15- اماكسوفوبيا: الخوف من سياقة السيارات.

16- هيموفوبيا: الخوف من الدم.

17- نوزوفوبيا: الخوف من المرض توهم انه مصاب بمرض.

18 – الفيلوفوبيا:الخوف من الوقوع في الحب..

Tibo Carabooy, Hadda ma fahamtay Macnaha kalmadahaas, yaan mar kale laguugu harwsan oo Cilmi lagaag dhigin.

FG: wixii iga khaldan ka sax, wixii ka dhimanna ku dar.

Qore: Yahya Amir

Xafiiska damqo Media Network
       Firenze , Talyaniga
Email: damqomedia@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here