22 Goobood oo Shiishada ayaa Muqdisho maxaa Posh kaliya loo bar tilmaameeysaday loona burburiyo ayadoo kuwoo kale daris layahiin loo tagin?

22 Goobood oo Shiishada u furan ayaa Muqdisho ku taal , kuwaasoo sharci Dowlad  u heysta , bixiya Shatiga iyo canshuurta .

iyadoo laga soo saarin in Posh kaliya la burburiyo oo kuwa kale la ag maro daris ah,maxay tahey horta  sababta ka dambeysa ?.

Beegsiga ganacsatada qaarkood waa dambi iyo dulmi cad .

Xira in la dhaho oo warqad loo geeyo oo nidaamka Dowliga la raaco soomaaha , hantida laga burburiyay Yaa loo raacanayaa ?.

Sharciga haloo sinaaado ee haloo tago Tolka iyo shishadaha dabajeexa horyaalo.

# Hala joojiyo $4.50 baada jaadka ay ka qataan madaxda Dalka iyo asxaabtiisa

Madaale oo burburiyay hoygii Manar Moalin , iyadoo Dalka ka maqan ,bal arka qolka Gabadha deganeyd oo Calanka Somalia 🇸🇴 u yaalo sida u galey xaley ?.

Wareegto kuma soo saarin lagu joojinaayo Ganacsiga hadane inuu burburiyo sharciga u fasaxayaa Intee buu ka keenay ?

# Law of the jungle Mooryaan marka xil loo dhiibo waa sidatan

Xafiiska damqo Media Network
       Firenze , Talyaniga
Email: damqomedia@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here