Bal dib aan u milicsano Safaradii Madaxweynanaha 05/15/2022 ilaa 04/26/2023.

Bal dib aan u milicsano Safaradii Madaxweynanaha 05/15/2022 ilaa 04/26/2023. Haddii aynu wax yar dib u fiirino safaradii Madaxweynaha,laga soo bilaabo May,15,2022 ilaa 26 April 2023 sida uu xaqiijiyey sarkaal sare oo codsaday magaciisa in aana xuusin oo ka tirsan Wasaaradda Maaliyadda Soomaaliya,waxaa Safarada Madaxweynaha ku baxay kharash dhan $ 9,920,000,Sagaal Milyan,Sagaal boqol iyo Labaatan kun oo Doollar. •Ma dhicin in Madaxweynahu xataa halmar uu markuu soo noqday uu Shacabka la wadaagay Natiijada Safarkiisa Cajiib? ◦Halmar lama Wadaagin Baarlamaanka ◦Halmar lama Wadaagin Golaha Wasiirada ◦Marwalba waxaa safarka u raaci jiray dad aan ka tirsanayn Haya’daha Dawladda. ◦Inta uu dalka ka safray waa 31 jeer wuxuu waddanka ka maqnaa waa 98 maalmood (3 bilood iyo 8 Casho).

Hoos ka daalaco Safarada,Taariikhda iyo waddamada uu u safray.

19 Jun- 2022-Emarad.

03 July- 2022-Turkiya.

10 July- 2022-Eratarea.

15 July- 2022-Kenya.

16 July- 2022-Djabuti.

21 July- 2022-Tanzania.

24 July- 2022-Masar.

08 Aug- 2022-Kampala.

12 Sep- 2022-Kenya.

14 Sep- 2022-USA.

18 Sep- 2022-UK

28 Sep- 2022 -Ethiopia.

08 Oct- 2022-Kampala.

12 Oct- 2022-Emarad.

22 Oct- 2022-DJabuti. 3

1 Oct- 2022-Aljeriya.

06 Nov- 2022- Masar.

10 Nov- 2022- Eratarea.

06 Dec- 2022- Djabuti.

09 Dec-2022- Sucuudiga.

11 Dec-2022 –

USA 16,Dec- 2022- Qadar,(Doox)

SAFRAKA 2023 4 Feb, 2023 Qadar (Dooxa)

8 Feb- 2023-Italiye

13 Feb 2023-Eratarea.

17 Feb- 2023-Ethiopia.

21 Feb- 2023-Emmarad.

23 Feb- 2023-Israa’il (QARSOODI)

18 Mar 2023-Kampala

14 April- 2023-Ethiopia.

26 April-2023-Kampal

Xafiiska damqo Media Network
       Firenze , Talyaniga
Email: damqomedia@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here