Maxaa ku qasbaaya in Xasan Shiikh inoo mar kato ka hodlo musuq maasuqa ujeedadiisa waa buur isku qaris iyo in oo ka duwo ujeedada dhabta ah.
Waxaan rabaa in aan idin sheego intaan ka bartay Xasan Shiikh waa nin xaalad abuur badan waad aragteen makoo yimid waxoo is ku qaaday Al Sbaab waad arkeeysaan meesha ay nala mareeyso,Hadda waxoo dig noo soo siiyao la dagaalanka musuq mqqsuqa asgo og in oo baabi’iyay guddigii musuq maasuqa taas micnaheeda waxeey tahay illa meereeyso,Xasan Hadeey dhab katahay la dagaalanka Musuq Maasuqa ha sameeyo Maxkamad dastuuri ahiyo Hanti dhoor Qaran ee madax bannaan iyo Xeer illaaliye Qaran e madaxbannaan, kidibna baaritaanka halaga soo bilaawo 2012 waa markoo Xasan Shiikh xukunka qabtay.
Xasan jabaab managa siin kartaa sadaxda jeer oo u soo tartantay madaxweyna nimada inta qarasha ah ee ka babaxday, meeqaa lagu qayaasikaraa.
Xafiiska damqo Media Network
Firenze , Talyaniga
Email: damqomedia@gmail.com