Thursday, April 30, 2026
More

    Hussein Mohamed

    21 POSTS0 COMMENTS
    http://damqo.com

    Waalidiinta Caruurta lagu la’yahay Eritrea oo banaanbax ka dhigay Muqdisho

    Qaar ka mir ah waalidiinta ay caruurtoodu ku maqan yihiin dalka Eritrea ayaa maanta banaanbax ka dhigay Isgoyska Km 4 ee magaalada Muqdisho, waxaana...

    Akhriso: wararkii ugu dambeeyay xanuunka Covid 19 ee Soomaaliya

    Wasiirka wasaaradda caafimaadka Xukuumadda Xil gaarsiinta ayaa faah faahin ka bixisay xaaladihii ugu dambeeyay ee xanuunka Covid 19 ee Soomaaliya, waxaana ay sheegtay in ...

    Dilal siyaabo kala duwan xalay uga dhacay Muqdisho

    Faah faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dilal xalay Muqdisho siyaabo kala duwan loogu geystay wiilal dhalinyaro ah, kuwaas oo lagu kala dilay degmooyinka...

    Taabid Cabdi “Raisulwaarihii hore ayaa xog ka bixin kara amuurtan, hoggaanna u ahaa hay’addii fulinta xilligaas”

    Hogaamiyaha Xisbiga Awoodda Shacabka sidoo kalana mar soo ahaa gudoomiyaha gobolka Banaadir Taabid Cabdi Maxamed ayaa weerar afka ah ku qaaday ra'iisul wasaarihii hore...

    Xasan Sheekh oo sheegay in la iibsaday Caruurtii Eritrea loo qaaday

    Tan iyo markii ay soo baxday warbixinta Qaramada Midoobey kasoo saartay arinta dhalinyarada Soomaaliyeed ee lagu la'yahay Eritrea , kuwaas oo sida la sheegay...

    Dayacaadii dowlada & Da’yartii loo qaadey Eriterea…!!!

    Kuma soo koobi karo dareenkayga qormo yar ee aan halkaan kusoo gudbiyo oo keliya waxaa i huraya oo i ololaya qalbiga, waxaan la'nahay wiil...

    Xubno ka tirsan midowga musharixiinta oo isku khikaafay natiijada xubnihii ay cabashada kasoo gudbiyeen

    Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame iyo Siyaasiga Cabdikariin Xuseen Guuleed oo labaduba ka wadatirsan Midowga Musharixiinta Mucaaradka ayaa ku kala qeybsamay aragtida natiijadii saacado ka...

    34 ka mid ah xubnihii guddiyada dooradashada ee cabashada laga gudbiyay oo liiska laga saaray.

    Guddigii uu dhawaan ra'iisul wasaare Maxamed Xuseeb Rooble uu u xilsaaray baaritaanka liiskii 67 da xubnood ka koobnaa ee ka tirsanaa guddiyadii dooradashada heer...

    Macalin School oo si arxan darro ah xaaskiisa ugu dilay Muqdisho

    Macalin Bashiir Cabdi oo ah macalin school ayaa si arxan darro ah Muqdisho ugu dilay xaaskiisa, isagoo dilka ka dib ka baxsaday goobta uu...

    Alshabaab iyo ciidamada Haramcad oo ku dagaalamay Muqdisho

    Dagaal khasaaro kala duwan geystay ayaa ka dhacay isgoyska Ex-koontarool Balcad dagmada Heliwaa ee gobolka Banaadir. Dagaalkan ayaa yimid ka gadaal markii dagaalyahano ka tirsan...

    TOP AUTHORS

    358 POSTS0 COMMENTS
    0 POSTS0 COMMENTS
    0 POSTS0 COMMENTS
    - Advertisment -

    Most Read