Friday, August 21, 2026
More
    Home Wararka Maanta

    Wararka Maanta

    Madaxweyne Xasan Shiikh waxaad bilaawday in habeenkii saq dhaxe aad Dikareeto aad soo tuurto sidii Farmaajo.

    Madaxweyne Xasan Shiikh waxaad bilaawday in habeenkii saq dhaxe aad Dikareeto aad soo tuurto sidii Farmaajo. Madaxweyne Xasan Shiikh horay ayaan kugu sheegnay inaad wax...

    Wasiirada xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa waxaa maanta u furmay shirweyne xasaasi ah

      Wsiirada xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa waxaa maanta u furmay shirweyne xasaasi ah oo loogu magac-daray barnaamijka Banbaxa ee golaha wasiirada, kaas oo...

    Ciidamada DF oo sheegtay in lasoo afjaray weerarkii Hotel Xayat balse rasaas weli ka socdaan,

    Ciidamada DF oo sheegtay in lasoo afjaray weerarkii Hotel Xayat balse rasaas weli ka socdaan, xogta Al Shabaab dagaal yahanadooda weli ka dhex dagaalamaya...

    Abwaan Maxamed Ibraahim Warsame Walanwal ‘Hadraawi’. Waxaa loo arkay nin qaran; dhab ahaantiina wuu ahaa.

    Abwaan Maxamed Ibraahim Warsame Walanwal ‘Hadraawi’. Waxaa loo arkay nin qaran; dhab ahaantiina wuu ahaa. Dhaqamada iyo afaf guriyada looga hadlo goballada dalka intooda...

    Wareegto Madaxweyne R/wasare Xamse ku soo saaray Xubnaha Guddiga Maamulka Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Soomaaliyeed (SODMA)

    Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo tixraacaya soo jeedinta Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa wareegto Madaxweyne ku soo...

    Suuq ku yaallo magaalada degmada Dharkenley ee loo yaqaanno Suuq Boocle oo gubtay,Dabka oo ka dhashay Koronto (Dawo)

    Wararka laga helayo gudaha magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya ayaa sheegaya in maanta dab xoogan oo geystay khasaare hantiyeed uu ka kacay Suuqa degmada...

    Dowladda Britain ayaa ku dhawaaqday bixinta lacag malaayiin dollar ah oo loogu tala galay in lagu caawiyo ciidanka qalabka sida ee Soomaaliya,

    Dowladda Britain ayaa ku dhawaaqday bixinta lacag malaayiin dollar ah oo loogu tala galay in lagu caawiyo ciidanka qalabka sida ee Soomaaliya, waxaana lacagtan...

    Garanaye Saadaq Joon, Madaxweyne Xasan mi yoow illooyay sarakiishii kale sida Jeneral Abdalla Abdalla iyo KoronelAbdullahi Macalim Joqofeey (Dawo)

    Garanaye Saadaq Joon Madaxweyne Xasan mi yoow illooyay sarakiishii kale sida Jeneral Abdalla Abdalla iyo sarkaalkii gobolka Banaadir ay eeda ku raacday warqadii oo...

    Booliska Soomaaliya ayaa soo qabtay eedeysane lagu magacaabo Jeylaani Aadan Abaadir, kaas oo wareysi lala yeeshay ku qirtay inuu dilay marxuumad Hibo Qaasim Maxamed....

    Ciidamada Booliska Soomaaliyeed oo xalay howlgal ka sameeyey deegaanka Ceelasha Biyaha ayaa gacanta ku soo dhigay eedeysane loo heysto inuu ka dambeeyey dilka Allaha...

    Socdaalka Madaxweynaha ayaa imaanaya, xilli Gobolka Hiiraan uu ka socdo guluf Shabaab lagaga saaro deegaanada u dhaxeyso Degmooyinka Matabaan iyo Maxaas.

    Madaxweynaha Hirshabelle, Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gelinkii dambe ee maanta gaaray Degmada Buulo Burde ee Gobolka Hiiraan. Wafdiga Madaxweynaha...

    Madaxweynaha ayaa inta uu ku sugan yahay Magaalada Buulo Burde waxa uu kulamo la qaadan doona waxgaradka iyo qeybaha kala duwan ee bulshada Degmada.

    Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta gaaray Degmada Buulo Burde halkaas oo si diiran loogu soo dhoweeyay. Madaxweynaha...

    Farax Badbaada Qaran ayaa yiri: Dadkii deganaa Tuulada “Cuncun” ayaa waxaa soo ku Batay, Dhilqo, Boodo, Wariiri, injir iyo Cayayan kale.

    Farax Badbaada Qaran ayaa yiri: Dadkii deganaa Tuulada "Cuncun" ayaa waxaa soo ku Batay, Dhilqo, Boodo, Wariiri, injir iyo Cayayan kale.Waxaa intaa u sii...

    Most Read