Madaxweyne Xasan Shiikh waxaad bilaawday in habeenkii saq dhaxe aad Dikareeto aad soo tuurto sidii Farmaajo.
Madaxweyne Xasan Shiikh horay ayaan kugu sheegnay inaad wax ka qabato amniga dalaka ooaad u sii xumaanaayo, taasnah waxaa ugu wacan oomarag madoonta ah in dowladii Farmaajo ay wali wadanka ka shaqeeyneeyso taasoo mas’uul ka ah amni xumadda ka jirto Muqdisho
Madaxweyne Xasan Shiikh waxaa noo muuqato in aad ku mashquushay hool kale aan wali waqtigeeda lagaarin sida magacaabista Ergo aan waqtigooda la joogin Madaxweyne wadankaan waxoo u baahanyahay in aad salka u dhigto amniga si oo ammarkaad u shaqeeyo.
Xafiiska damqo Media Network
Firenze , Talyaniga
Email: damqomedia@gmail.com