Tuesday, November 18, 2025
More

    Damqo Media

    358 POSTS0 COMMENTS
    https://damqo.com

    Hadii hadalkeeda loo raaco oo Somaliland Dal u aqoonsan tahey,Hadalkaas waa Khiyaano Qaran

    Hadalkaas waa Khiyaano Qaran , in Baarlamaanka JFS fadhido maba ahan . Hadii hadalkeeda loo raaco oo Somaliland Dal u aqoonsan tahey maxay Baarlamaanka JFS...

    Jubaland Oo Ku Dhawaaqday Inay Joojisay Wadashaqeyntii Ay La Laheyd Dowladda Federaalka

    Kismaayo – Maamul-goboleedka Jubbaland ayaa maanta oo Axad ah ku dhawaaqay in uu hakiyay wada shaqayntii uu la lahaa dawladda Faderaalka, ilaa inta ay...

    Wardeg deg ah Qabanqaaabo iyo shirar hoose oo u socda Xildhibaano ka tirsan Labada Aqal ee Baarlamaanka JFS

    Qabanqaaabo iyo shirar hoose oo u socda Xildhibaano ka tirsan Labada Aqal ee Baarlamaanka JFS ayaa Ilo xog ogagaal ah nala soo wadaageen caawa...

    Madaxweyne Xasan waxa uu shacabka Soomaaliyed u wada guri hoog ee halagu soo celiyo jidka saxda ah!.

    Waxaa nasiib darro ah in Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ku guul daraystay in uu dhallinyaradii Soomaaliyeed dalkooda hooyo shaqo abuur ugu sameeyo, haddana uu...

    Safiiro ka socda Dowlada Soomaaliya iyo dad kale oo aan la garaneynin cidda ay ka socdaan oo loo maleynaayo in isxambaar ahaan loogu keenay...

    Wararka naga soo gaaraya magaalada Roma ee ah Caasimada Dalka Talyaaniga waxay sheegayaan in koox Soomaali ah lagu soo daabulay dalkaasi (ay safaarada dibad...

    Madaxweynaha dowlad-goboleedka Jubbaland Axmed Madoobe ayaa dhawaan shir wada-tashi ah isugu yeeray xildhibaanada labbada aqal ee baarlamaanka JFS

    Madaxweynaha dowlad-goboleedka Jubbaland Axmed Madoobe ayaa dhawaan shir wada-tashi ah isugu yeeray xildhibaanada labbada aqal ee baarlamaanka JFS ku metela Jubbaland, iyadoo uu shirka...

    Maanta kulankii khamiislahaa ay qabteen gulaha wasiirada Soomaaliya e todobaadlaha ah ku yeeshay magaalada Muqdisho xukuumadda Dan Qaran.

    Maanta kulankii khamiislahaa ay qabteen gulaha wasiirada Soomaaliya e todobaadlaha ah ku yeeshay magaalada Muqdisho, kaas oo diiradda lagu saaro xaaladda guud ee dalka...

    Siyaasiyiinta waxaa looga baahayahay in meel looga soo wada jeesto damaca Xasan Shiikh e walida ah

    Siyaasiyiinta waxaa looga baahayahay in ay gacmaha isqabsadaan, si meel looga soo wada jeesto damaca Xasan Shiikh ay hor boodayaan sadax maamul goboleed oo...

    Wafdi Dhex dhexaadin ka socda Kenya ee lagu xalinayo khilaafka u dhaxeeya dowladda fidraalka Soomaaliya iyo dowlad goboleedka Jubbaland .

    Kismaayo- Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland ee Soomaaliya Mudane Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) ayaa qaabilay dhexdhexaadin ay dowladda Kenya usoo dirtay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh...

    Madaxweyne Xasanoow waxaad dib u eegtaa waxaad ku eedeenjirta Madaxweyne hore Farmaajo hadda adiga sidded isu aragtaa.

    Shariifku wuxuu shalay qaaday tallaabo u muuqatay inuu Xasan Sheekh la aaday isla jidkii uu Xasan kusoo caano maalay. Wuxuu shiriyay xulka dhalinyarada magaalada Muqdisho,...

    TOP AUTHORS

    358 POSTS0 COMMENTS
    0 POSTS0 COMMENTS
    0 POSTS0 COMMENTS
    - Advertisment -

    Most Read