Qabanqaaabo iyo shirar hoose oo u socda Xildhibaano ka tirsan Labada Aqal ee Baarlamaanka JFS ayaa Ilo xog ogagaal ah nala soo wadaageen caawa in Baarlamaanka xorta 2 lagu wado in lagu dhawaaqo markale islamarkaana ay saldhig ka dhigtaan Muqdisho, Kismaayo & Garowe .
Kuwaasoo ka soo horjeedo isku milanka madaxtooyada iyo Labada Aqal iyo howlaha sida sharci darada ah ay wadaan Gudoonka Labada Aqal .
Ilaa 120 Xildhibaan ayaa kutlatan ku mideysan , waxayna iska dhex dooran doonaan gudoon cusub oo hogaamiya .
Wixii ka soo baxa qormooyin kale ayaa idin kula wadaagi doonaa hadii Eebe Idmo
Allah mahad leh
Wabilaahi Towfiiq
Xogta: Ilo wargal ah ka tirsan gudiga qaban qaabada la kacleynta Baarlamaanka Xorta ah ee Soomaaliya
Xafiiska damqo Media Network
Firenze , Talyaniga
Email: damqomedia@gmail.com