Hadii hadalkeeda loo raaco oo Somaliland Dal u aqoonsan tahey,Hadalkaas waa Khiyaano Qaran

Hadalkaas waa Khiyaano Qaran , in Baarlamaanka JFS fadhido maba ahan .

Hadii hadalkeeda loo raaco oo Somaliland Dal u aqoonsan tahey maxay Baarlamaanka JFS ugu mid tahey oo ugu dhaaratey ilaalinta wadajirka iyo midnimada Dalka Soomaaliya.

(Hadii hadalkeeda loo raaco oo Somaliland Dal u aqoonsan tahey,Hadalkaas waa Khiyaano Qaran)

 

Waa in Baarlamaanka Labada Aqal laga bilaabo 2026 in Soomaalida midnimo doonka kaliya ee ka soo jeedo Gobalada Awdal, Togdheer, Waqooyi Galbeed iyo Sanaag loo ogolaadaa inay ku matalaan Xildhibaan Golaha Shacabka iyo Aqalka Sare , meesha laga saaro Soomaalidiidka kuwa u adeega ee Golayaasha iyo Xukumada noo fadhiya ee marka dambe Jilib u goosta !

Xafiiska damqo Media Network
       Firenze , Talyaniga
Email: damqomedia@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here