Madaxweyne Xasanoow waxaad dib u eegtaa waxaad ku eedeenjirta Madaxweyne hore Farmaajo hadda adiga sidded isu aragtaa.

Shariifku wuxuu shalay qaaday tallaabo u muuqatay inuu Xasan Sheekh la aaday isla jidkii uu Xasan kusoo caano maalay.

Wuxuu shiriyay xulka dhalinyarada magaalada Muqdisho, wuxuu xisbigiisa kusoo dhaweeyay dhalinyaro iyo xildhibaanno, wuxuuna furay tababar e ku saabsan dowladnimada iyo Xibiyada loogu caanamaalo u fidiyay dalinyarada gaar ahaan kuwa xisbiga ku soo biiray.

Madaxweyne Xasan Sheekh waxaa kugo soo food leh aad martigilin doontaa shantii sano e lasoo dhaafay e aad mucaaradka ku aheed dowladii Farmaajo hadda adigaa kursiga kufadhisa maxaad ka rajeeyneeysaa siyaasiyiinta.

Madaxweyne Xasanoow waxaad dib u eegtaa waxaad ku eedeenjirta Madaxweyne hore Farmaajo hadda adiga sidded isu aragtaa.

Xafiiska damqo Media Network
       Firenze , Talyaniga
Email: damqomedia@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here