Thursday, May 21, 2026
More

    Damqo Media

    358 POSTS0 COMMENTS
    https://damqo.com

    Nadiifinta dhismaha xoog lagu daganyahay, iyo isu socodka oo curyaansan

    Subaxnimadan waxaa soo gaaray mutadawiciinta Medu, ku waas oo ah Dhakhaatiirta Xuquuqda Aadanaha, ayaa sheegay inay saacado badan qaadatay isku day ay kula hadlayaan...

    Maxaweynaha Hirshabelle Cali Gudlaawe oo maanta socdaal kormeer ah ku tagay Tuulada Baareey oo dhowaan uu ku fatahay Wabiga Shabeelle.

    Waxaan maanta socdaal kormeer ah ku tagay Tuulada Baareey oo dhowaan uu ku fatahay Wabiga Shabeelle. Waxan u kuur galay xaaladaha dhabta ah fatahaadaha ee...

    Dr. Mutlaq bin Majed al-Qahtani, oo ah Ergeyga gaar ah ee dowladda Qatar usoo dirtay Soomaaliya

    Muqdisho (Damqo.com) – Dr. Mutlaq bin Majed al-Qahtani, oo ah Ergeyga gaar ah ee dowladda Qatar usoo dirtay Soomaaliya, ayaa dadaallo ka billaabay magaalada Muqdisho...

    (Dawo)Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa faray ciidamada qaranku in ay ku laabtaan xeryohoodii oo aysan ku milmin siyaasadda,

    Muqdisho (damqo.com) – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa uga mahadceliyay madaxweynaha Jamhuuriyadda in uu wareejiyay mas’uuliyadda  doorashooyinka. Ra’iisul Wasaare Rooble oo...

    Wasiirka warfaafinta Jubbaland  Cabdi Xuseen ayaa sheegay in aysan kasoo qeyb geli doonin illaa ammaanka guud ee dalka lagu wareejiyo Ra’iisul Wasaaraha.

    Khudbadii madaxwayne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo uu shalay ka horjeediyay Golaha Shacabka uu ku cadeeyay in howlaha doorashooyinka iyo amnigeeda uu ku warejiyay Ra’iisul Wasaare...

    Wafdiga Dowladda Qatar oo Qorshe qarsoon ka wada Soomaaliya iyo Xogta Shaqsiga la wada

    Wafdiga Dowladda Qatar oo Qorshe qarsoon ka wada Soomaaliya iyo Xogta Shaqsiga la wada Soomaaliya waxaa soo gaarey wafdi heer sare ah oo uu...

    Oday Cabdulle oo ahaa Xeelad yaqaan ayaa yiri:

    Oday Cabdulle oo ahaa Xeelad yaqaan ayaa yiri: Hadda ka hor ayaa waxaa hal Qol oo ciriiri ah ku wada Noolaa Haweeney iyo 10 Caruur...

    Damaca Cusub ee Ilmo gareen iyo Aabahood, Qoowsaaradu yeeyna kuu qarin Midida laguugu qali doono.

    Diidnay Damaca Cusub ee Ilmo gareen iyo Aabahood, Qoowsaaradu yeeyna kuu qarin Midida laguugu qali doono. Nuxurka Mushkiladu ma aheyn Muddo kororsi, intii aan lagu...

    Madaxweynaha Soomaaliya ayaa lagu wadan inuu ka codsado Golaha Shacabka inay ka noqdaan go’aankii muddo kordhinta ahaa ee 12-kii April

    Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa iclaamiyay fadhi gaar ah oo ay deg deg iskugu imaanayaan xildhibaanada Soomaaliya, kaas oo uu codsaday...

    Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo u warramayey wariyeyaasha ayaa markale ka hadlay xaaladda siyaasadeed ee dalka,

    Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo u warramayey wariyeyaasha ayaa markale ka hadlay xaaladda siyaasadeed ee dalka, gaar ahaan muranka doorashooyinka...

    TOP AUTHORS

    358 POSTS0 COMMENTS
    0 POSTS0 COMMENTS
    0 POSTS0 COMMENTS
    - Advertisment -

    Most Read