Nadiifinta dhismaha xoog lagu daganyahay, iyo isu socodka oo curyaansan

Subaxnimadan waxaa soo gaaray mutadawiciinta Medu, ku waas oo ah Dhakhaatiirta Xuquuqda Aadanaha, ayaa sheegay inay saacado badan qaadatay isku day ay kula hadlayaan sida arinta loo dajiyo  si looga raaridilahaa  in guriga ay hooga ku heestaan ay leedahay Unipol-Sai.

Qiyaastii 80 qof ayaa ku noolaa in muddo ah, ku waas oo ah muwaadiniin Soomaaliyeed,

Xalay 67 ka mid ah waxay seexdeen teendhooyin buundada dul marta Mugnone ee isku xirta Piazza Puccini iyo Via Baracca lafteeda iyo subaxnimadan, in ka badan 24 saacadood ka dib, wali wey joogaan, iyagoo xiraya wadada si yo saameyn ugu yeelato isu socodka gaadiidka iyo shacabka adeegyada bulshada

Xildhibaanka daryeelka bulshada Sara Funaro ayaa sheegtay in ay macquul aheyn in D / Hoose ay bixiso Hoyga ku meelgaarka ah, Laakin ay diraar u tahay in ay kaalmeeyaan cidii kaalmo u bahan.

Waxaan ognahay ddka intooda badan gurigaan ku nool intood badan weey shaqeestaan waa mushaari waa in ay guryo ijaartaan suuro gal maaha in aad la dhuumato cashuura wadanka kugu leeyahay

 

Xafiiska damqo Media Network
       Firenze , Talyaniga
Email: damqomedia@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here