Thursday, May 21, 2026
More

    Damqo Media

    358 POSTS0 COMMENTS
    https://damqo.com

    Musharax .M/W Cabdishakuur: “Xubnihii NISA ka tirsanaa weli si xoog leh ayay guddiyada ugu jiraan”

    Musharax Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo kamid ah Midowga Musharixiinta ayaa ku tilmaamay mid aan si wanaagsan loo turxaan bixin xubnaha guddiyada doorashooyinka ee heer...

    Madaxda xisbiyada mucaaradka Somaliland ayaa kulan ay ku yeesheen magaalada Hargeysa waxa ay ugaga dhawaaqeen isbahaysi siyaasadeed

    Madaxda xisbiyada mucaaradka Somaliland ayaa kulan ay ku yeesheen magaalada Hargeysa waxa ay ugaga dhawaaqeen isbahaysi siyaasadeed oo ay labada xisbi ku mideysan yihiin. Hoggaanka...

    G-7 e ka kooban 7bada dal ee ugu dhaqaalaha badan ama ugu qanisan adduunka ayaa Sabtidii gaaray heshiis taariikhi ah,

    G-7 e ka kooban 7bada dal ee ugu dhaqaalaha badan ama ugu qanisan adduunka ayaa Sabtidii gaaray heshiis taariikhi ah, kaas oo dhigaya in...

    Magaalada Muqdosho ka dhacay Banaanbax Cabasho ah oo ay dhigayeen ehelada Cabduqaadir Baariyow oo si sharcidaro ah looga heysto Muddo 30 Sanno

    Waxaa Magaalada Muqdosho ka dhacay Banaanbax Cabasho ah oo ay dhigayeen ehelada Cabduqaadir Baariyow oo si sharcidaro ah  looga heysto Muddo 30 Sanno ku...

    Cabdi Xaashi ayaa ra’iisal wasaaraha xukuumadda xil-gaarsiinta u gudbiyey xubnihii laga sugayay

    Guddoomiyaha Aqalka Sarre, Cabdi Xaashi ayaa ra’iisal wasaaraha xukuumadda xil-gaarsiinta u gudbiyey xubnihii laga sugayay ee guddiyada doorashooyinka Soomaali lanad oo ka kooban les...

    Midowga Musharraxiinta ayaa maalmihii lasoo dhaafay kulamo siyaasadeed ka waday magaalada Muqdisho

    Waxaa magaalada Muqdisho xalay kulan gaar ah oo ay yeesheen Golaha Midowga Musharraxiinta, waxaana la sheegay in ay uga hadleen hadleen xaaladda siyaasadeed ee...

    Doodii Maanta ee Horumarinta Dhaqaalaha iyo Dakhliga Dalka looga hadlayay,(Dawo)

    Maanta 30/5/2021, waxaan ka qeyb galay Shir Bangiga Horumarinta Africa uu Qabanqaabiyay oo looga hadlayay Horumarinta Dhaqaalaha iyo Dakhliga Dalka, eyna ka soo qeyb...

    Dowladda Federaalka Soomaaliya ay hor-istaag ku samaysay dhaqan-gelinta heshiiska, si loo hormariyo dekedda.

    Baarlamanka Puntland ayaa dowladda Federaalka Soomaaliya ku eedeeyay, in ay hor-istaag ku samaysay fulinta heshiiska DP world ee horumarinta dekedda Boosaaso. Xildhibaannada Baarlamanka Puntland, oo...

    Mas’uuliyiinta dalka Sacuudi Carabiya ayaa ku adkeysanaya tallaabo ay ku xaddideen sameecadaha masaajidda oo ahayd in aan laga maqlin meel ka baxsan gudaha masaajidda.

    Mas’uuliyiinta dalka Sacuudi Carabiya ayaa ku adkeysanaya tallaabo ay ku xaddideen sameecadaha masaajidda oo ahayd in aan laga maqlin meel ka baxsan gudaha masaajidda. Wasaaradda...

    Ra’iisul wasaare Rooble ayaa u muuqda inuu isticmaalayo awoodda uu ku helay cadaadiska ay xubnaha mucaaraadka iyo qaar ka tirsan maamul Goboleedyada ay saareyn

    Ra’iisul wasaaraha xukuumadda xil-gaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa shalay amar uu soo saaray awoodda kaga qaaday dhammaan wasaaradaha xukuumadiisa inta lagu guda jiro waqtiga...

    TOP AUTHORS

    358 POSTS0 COMMENTS
    0 POSTS0 COMMENTS
    0 POSTS0 COMMENTS
    - Advertisment -

    Most Read