Doodii Maanta ee Horumarinta Dhaqaalaha iyo Dakhliga Dalka looga hadlayay,(Dawo)

Maanta 30/5/2021, waxaan ka qeyb galay Shir Bangiga Horumarinta Africa uu Qabanqaabiyay oo looga hadlayay Horumarinta Dhaqaalaha iyo Dakhliga Dalka, eyna ka soo qeyb galeen, Wasiirka Maaliyadda ,Wasiirk ku xigeenka, wasiiru Dowlaha iyo Agaasimaha Guud, Ganacsato ,Aqoonyahan iyo qeybaha kale ee Bulshada.
Dhamaan fikradahooda wey dhiibteen, Anniguna Aragtideeyda ayaan ka dhiibtay, iima suura galin in aan idiin soo gudbiyo Aragtidii aan dhiibtay oo dhameystiran, qolyihii wax dhuubayayna isma aqoon. Laakin qeyb yar oo ka mid ah ayaan arkay oo “Mustaqbal Media” ey soo deysay, kadibna Saaxiibadey ey soo dhigeen Baraha Bulshada.
FG: Qeybtaa yar wixii aan ka khalday iga sax, qeybaha kale haddii aan arko waan idinla wadaagi Doonaa.
Daawasho wacan
Qore: Yahya Amir.
https://www.facebook.com/Qanjey/videos/4853953167966624

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here