Thursday, May 21, 2026
More

    Damqo Media

    358 POSTS0 COMMENTS
    https://damqo.com

    Madaxweynaha Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe ayaa maanta kulan kula qaatay afiirka Dowlada Talyaaniga u fadhiya Soomaaliya Ambassador Alberto Vecchi.

    Madaxweynaha Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe ayaa maanta kulan kula qaatay Magaalada Muqdisho Safiirka Dowlada Talyaaniga u fadhiya Soomaaliya Ambassador Alberto Vecchi. Kulankaan ayaa looga hadlay...

    Waalidiinta oo watay Boorar ay ku qoran yihiin Erayo ay ku cabirayaan dareenkooda ku aadan Carruurtooda oo ku maqan dalka Ereteriya, (Dawo)

    Qaar kamid ah Waalidiinta Dhalinyaro dowladda Soomaaliya ay tababar Ciidan ugu qaaday dalka Ereteriya ayaa waxaa ay Maanta banaannax ka dhigeen degmada Guriceel ee...

    Wareegto kasoo baxday Xafiiska madaxweyne Cali Guudlaawe ayaa xilkii looga qaaday wasiir ku xigeenkii amniga taasoo ah sab qarsoon.

    Madaxweynaha maamul goboleedka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen ayaa xilka qaadis ku sameeyay wasiir ku xigeenkii Amniga maamulka Hirshabeelle Xasan Maxamed Cilmi. Wareegto kasoo baxday Xafiiska...

    Xiriirka iskaashiga Saddax geesoodka ah ee Somalia, Ethiopia iyo Ertheria (Dawo)

    Xiriirka iskaashiga Saddax geesoodka ah ee Somalia, Ethiopia iyo Ertheria  "Tripartite agreement" ee la isaga kaashanayo dhinaca Nabadgalyadu waxa uu bilaawday 5 Sept 2018....

    Siyaasigii Ugu Codka Badnaa Doorashada Golaha Wakiilada Waa Kuma?

    Afhayeenka xisbiga WADANI haddana ah mudane ka tirsan golaha wakiilada Somaliland Barkhad Jaamac Batuun ayaa ku guuleystay tirada codadkii ugu badnaa golaha wakiilada Somaliland, Barkhad...

    Madaxweynaha dowlad Goboleedka Hir-Shabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa Maanta shir guddoomiyay shirka looga hadlaayay sidoo loomaareen lahaa fatahaada (Dawo)

    Madaxweynaha dowlad Goboleedka Hir-Shabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa Maanta shir guddoomiyay shirka golaha wasiirada dowlada oo todobaadkiiba mar lagu qabto Magaalada Jowhar. Shirka golaha Wasiirada...

    Waxaa Dadka laga Dhaadhiciyay in Birta Canjeerada lagu dubo ee Ethiopia laga keeno ey ka fiican tahay teena

    Birta Canjeerada Ganacsade kasta waxa uu jecelyahay in waxa uu soo saaro uu suuq u helo. Farsamooyinka Ganacsatadu isticmaasho waxaa ka mid ah: ii dheh...

    Dowladda Xil gaarsiinta waxaa loo dhiibay, Dhabbal dhinac ka holcee. Aan laheen : Biyo lagu damiyo,

    Dowladda Xil gaarsiinta waxaa loo dhiibay, Dhabbal dhinac ka holcee. waxaana lagu yiri : Biyo lagu damiyo male, Laakin Anigaa Afuufaa oo dabeeyshaan ku...

    Gabar oo Wadaad ka codsatay in ninkeeda loo sixro si uu u jecelaado

    Gabar oo Wadaad ka codsatay in ninkeeda loo sixro si uu u jecelaado .Gabadh ayaa u timid wadaad sixiroole ahaa,waxay ku tidhi wadad waxaan...

    Waxaa lagu dhawaaqay natiijada doorashada gobolka Maroodi-Jeex ee sida aadka loo sugayay

    Waxaa lagu dhawaaqay natiijada doorashada gobolka Maroodi-Jeex ee sida aadka loo sugayay iyadoo uu ahaa gobolka uu ugu dambeeyay ee Golaha Wakiillada gobolka Maroodi-jeex...

    TOP AUTHORS

    358 POSTS0 COMMENTS
    0 POSTS0 COMMENTS
    0 POSTS0 COMMENTS
    - Advertisment -

    Most Read