Thursday, May 21, 2026
More

    Damqo Media

    358 POSTS0 COMMENTS
    https://damqo.com

    SIR CULUS- Maxaa keenay in Farmaajo uu Teendhada ku laabto?

    Muqdisho ayaa u muuqata in ay dagaal ka badbaaday, Muddo kordhintii baarlamaankaa lagu aasayaa, dilalkii qorsheysnaa oo socon waayay, Farmaajana waa mid sii galbanaya...

    Maanta Gudoomiyaha degmada dayniile Mudane .Jacfar ayaa kusoo biiray Golaha Badbaada Qaranka

    Maanta Gudoomiyaha degmada dayniile Mudane .Jacfar ayaa kusoo biiray Golaha Badbaada Qaranka waxay maanta General Sadaq John kulan xasaasi ah kula yesheen barta shiirkole...

    (Dawo) – Wararka aan helnay ayaa sheegaya in gacan ka hadalka uu ka dhacay qeybta lagu hubiyo dadka dibadda ka yimaada,

    Dagaal gacmaha la iskula tagay oo u dhaxeeyay Ciidamo katirsan hay’adad Nabad sugida iyo sirdoonka Qaranka iyo shaqaale katirsan Hay’adad Socdaalka iyo jinsiyadaha ayaa...

    Golaha ammaanka ee qaramada midoobey ayaa ka dooday arrimaha Soomaaliya gaar ahaan arinta la xiriira muddo kordhinta

    Golaha ammaanka ee qaramada midoobey ayaa ka dooday arrimaha Soomaaliya gaar ahaan arinta la xiriira muddo kordhinta uu sameyay barlamanka waqtigiisi dhamaday Golahana wuxu isku...

    Cabdiraxmaan Cabdishakuur ayaa tilmaamayaa in uu soo iibsaday gaadiid gaaraya ilaa 8 gaari oo kuwa dagaalka ah,

     Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir Cabdiraxmaan Cabdishakuur ayaa tilmaamayaa in uu soo iibsaday gaadiid gaaraya ilaa 8 gaari oo kuwa dagaalka ah, iyadoo ay hore ugu...

    Kooxo hubeysan ayaa goordhow ku dilay magaalada Muqdisho dhaqtar caan ahaa oo lagu magacaabi jiray Dr. Xasan Cusmaan Ciise (Dr. Buurane).

    Kooxo hubeysan ayaa goordhow ku dilay magaalada Muqdisho dhaqtar caan ahaa oo lagu magacaabi jiray Dr. Xasan Cusmaan Ciise (Dr. Buurane). Dhaqtarka la dilay ayaa...

    Madasha Badbaado Qaran ayaa qoraal u dirtay Golaha Ammaanka iyo Nabad-galyada Midowga Afrika oo maanta kulan ka yeelanaya arrimaha Soomaaliya,

    Madasha Badbaado Qaran ayaa qoraal u dirtay Golaha Ammaanka iyo Nabad-galyada Midowga Afrika oo maanta kulan ka yeelanaya arrimaha Soomaaliya, qoraalkaas oo la mariyey...

    Puntland waxay sheegtay in haddii dib loogu soo noqon waayo miiska wada hadalka ay aayaheeda ka tashan doonto,

    Dowladda Goboledka Puntland ayaa sheegtay in aysan aqoonsanayn tallaabadii Baarlamaanka Soomaaliya muddada ugu kordhiyay hay’adaha federaalka. Puntland waxay sheegtay in heshiiskii 17 September 2020 uu...

    Mr Déby wuxuu xukunka kula wareegay kacdoon hubeysan 1990.

    Madaxweynaha Chad Idriss Déby ayaa si lama filaan ah ugu dhintey isku i ska hor imaad oo kula jirey mucaaradka waqooyiga wadanka dhamaadka usbuucan,...

    His death came shortly after provisional election results which projected he would win a sixth term in office, with 80% of the vote.

    Chad's President Idriss Déby has died suddenly in clashes with rebels in the north of the country at the weekend, the army has said...

    TOP AUTHORS

    358 POSTS0 COMMENTS
    0 POSTS0 COMMENTS
    0 POSTS0 COMMENTS
    - Advertisment -

    Most Read