Golaha ammaanka ee qaramada midoobey ayaa ka dooday arrimaha Soomaaliya gaar ahaan arinta la xiriira muddo kordhinta

Golaha ammaanka ee qaramada midoobey ayaa ka dooday arrimaha Soomaaliya gaar ahaan arinta la xiriira muddo kordhinta uu sameyay barlamanka waqtigiisi dhamaday

Golahana wuxu isku raacay in dib loogu noqdo

Heshiiskii 17ka Settember. Ta waxay mesha ka saartay Muddo kororsi iyo barlaman an dib dambe u howlgelidoonin.

Xubnaha 15 dal waxay so jeediyeen qodobadan

1– Baaq ah in si dhaqsiyo ah u bilabaan wada hadalka , Dowladda waqtigeedi dhamaday iyo Mamul Goboleedyada shanta ah.

2– in dib loogu so noqdo heshiiskii 17 Settember isla markaana la dhaqangeliyo.

3– In la saxiix lagu jiido war murtiyeedkii Baydhaba, iyo arimaha la xiriiro Amniga

Sidaan la socono waxa safiirada UK aya ka shaqeeyneeysay ciidamada Somaaliya talisyadooda kala duwan in ay hooskeeno dhinaca howlgalada si mardambe u dhicin in

Cidanka lo isticmalo howlgalo lagu weeraraayo

Siyaasiyiinta mucaaradka gaar ahaan Madaxweynayashi hore iyo Madaxda kale ee xilal Qaran so maray.

Xafiiska damqo Media Network
       Firenze , Talyaniga
Email: damqomedia@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here