Maanta Gudoomiyaha degmada dayniile Mudane .Jacfar ayaa kusoo biiray Golaha Badbaada Qaranka waxay maanta General Sadaq John kulan xasaasi ah kula yesheen barta shiirkole waxayna laysla gartay in meel Looga soo wada jeesto Farmaajo iyo koxdiisa
Waxaa so kordhaaya malinba malinta xigta
In ay ka sii go’ayaan degmooyinka G. Banadir
Maxay idinla tahay ?
Aniga waxan aminsanahay iyadoo dagaal dhicin ayaa laga kala tagaa
Bisha Ramadan inteeysan dhamanin
Xafiiska damqo Media Network
Firenze , Talyaniga
Email: damqomedia@gmail.com