Waxaan maanta socdaal kormeer ah ku tagay Tuulada Baareey oo dhowaan uu ku fatahay Wabiga Shabeelle.
Waxan u kuur galay xaaladaha dhabta ah fatahaadaha ee ka taagan tuulada Baareey iyadoo fatahaadu ay gaartay in kabadan 25 tuulo, dhibaatada ugu badan se ay ku dhacday Tuulada Baareey oo dadkii daganaa ay ka barakaceen, xaalad adag oo dhanka nolosha ahna ay ka jirto.
Waxaan gaarsiiyay xoogaa deeq isugu jirta cunto iyo daawo waxaana ugu baaqaya Dowladda Federaalka bulshada Soomaaliyeed iyo Jaaliyadaha inay usoo gurmadaan dadkaan oo ay dhibaateeyeen fatahaada Wabiga Shabeelle.
Xafiiska damqo Media Network
Firenze , Talyaniga
Email: damqomedia@gmail.com