Thursday, August 20, 2026
More
    Home Wararka Maanta

    Wararka Maanta

    Beesha caalamka ayaa dadaal dheer kadib ku guuleysatay inay shir isugu keento madaxda dowladda federaalka iyo madax goboleedyada,

    Beesha caalamka ayaa dadaal dheer kadib ku guuleysatay inay shir isugu keento madaxda dowladda federaalka iyo madax goboleedyada, shirkaas oo maalinta Sabtida ee berri...

    Ciidamo fara badan ayaa ka soo ruuqaansaday labada shabelle ayagoo ku soo jeeda magaalada Muqdisho

    Sida ay wararka sheegayaan ciidamo fara badan ayaa ka soo ruuqaansaday labada shabelle ayagoo ku soo jeeda magaalada Muqdisho ku waas oo ahaa ciidamadii...

    Deg Deg: Besha caamamka oo arinka si kale u dhigtay si loogu madaxweeyneeyo Farmaajo oo Shir kale iskugu yeedhay Maamul Goboleedyada oo ay Aqbaleen

    Deg Deg: Besha caamamka oo arinka si kale u dhigtay si loogu madaxweeyneeyo Farmaajo oo Shir kale iskugu yeedhay Maamul Goboleedyada oo ay Aqbaleen Dowladda...

    Labo Qaxooti oo ka soo jeeda Qowmiyadda Tigrayga ayaa lagu dilay meel u dhow Xuduudka ay Sudan la wadaagto Ethiopia.

    Labo Qaxooti oo ka soo jeeda Qowmiyadda Tigrayga ayaa lagu dilay meel u dhow Xuduudka ay Sudan la wadaagto Ethiopia. Goobjoogayaal la hadlay Wargeys ka...

    Maamullada Puntland iyo Jubbaland oo warsaxaafadeed soo saaray ayaa waxeey ay ku eedeeyeen  madaxda Dowladda Federaalka in ay doorasho o goleenno

    Maamullada Puntland iyo Jubbaland oo warsaxaafadeed soo saaray ayaa waxeey ay ku eedeeyeen  madaxda Dowladda Federaalka inaysan dowladdu ogolayn in la qabto shirweynaha doorashada...

    Golaha amaanka ee Qaramada midoobay ayaa Arbacadii waxa uu walwal ka muujiyay ismari waaga ka jira Soomaaliya

    Golaha amaanka ee Qaramada midoobay ayaa Arbacadii waxa uu walwal ka muujiyay ismari waaga ka jira Soomaaliya ee ku aaddan qabasha la,aanta doorashada, sidaasi...

    Puntland & Jubbaland oo ku eedeeyay Madaxda DF Somaliya inay xagal daacinayaan Shirka Muqdisho

    Dowlad goboleedyada Puntland iyo Jubbaland ayaa Arbacada maanta si wadajir ah u soo saaray War-saxaafadeed, kaasi oo ay walaac ka muujiyeen in madaxda sare...

    Balad weyne ayoo ka dagila yahay,Qaska aan dhamaadka laheen yaa mas ‘uul ka ah.Dawo.

    Balad weyne ayoo ka dagila yahay,Qaska aan dhamaadka laheen yaa mas 'uul ka ah. Maxaa diidan in ay jawiil dagmo noqoto maa daama ay leedahay...

    WAR DEG DEG AH  Ciidamo Amison ah gaar ahaan kuwa Uganda ayaa caawa la wareegay Xarunta Golaha Shacabka

    WAR DEG DEG AH  Ciidamo Amison ah gaar ahaan kuwa Uganda ayaa caawa la wareegay Xarunta Golaha Shacabka waxeeyna taangiyo ku gooyeen jidadkii laga...

    Waxaa goordhaw Hotel Ku yaalla Xalane shir uga furmay Madaxweeyna (Sawiro)yaasha dowlad Gobaleedyada dalka iyo Xubnaha Beesha Caalamka .

    Waxaa goordhaw Hotel Ku yaalla Xalane shir uga furmay Madaxweeynayaasha dowlad Gobaleedyada dalka iyo Xubnaha Beesha Caalamka . Shirkan oo madaxda dowlad gobaleedyada ay la...

    waxaa jirta Murti leh: ((((( Dhamaan Xubnaha beni aadamku waa daalaan marka laga reebo, Laba Xubnood oo kala ah: Carrabka Haweenka iyo Indhaha Ragga))))).

    Haweenka Baarlamaanka. Gabdhaha walaalahey ah ee Xildhibaanada ahoow, waxaa jirta Murti leh: ((((( Dhamaan Xubnaha beni aadamku waa daalaan marka laga reebo, Laba Xubnood...

    Sargaalka hogaaminayay Ciidanka Fahad Yasiin uu shalay ka soo buuxiyay xarunta Baarlamaanka waa ninka sawirkaan ka muuqdo kaasoo la gu magacaawo C/Qaadir Qaameey

    Sargaalka hogaaminayay Ciidanka Fahad Yasiin uu shalay ka soo buuxiyay xarunta Baarlamaanka waa ninka sawirkaan ka muuqdo waxaa lagu magacaabaa Maxamed C/Qaadir Qaameey oo...

    Most Read