Thursday, August 20, 2026
More
    Home Wararka Maanta

    Wararka Maanta

    Wadamada Sacuudiga, Masar iyo Mareykanka ayaa taageero u muujiyay Boqorka dalkaasi. Mareykanka ayaa Boqor Cabdalla ku tilmaamay saaxiib muhiim ah.

    Dowladda Somaliya ayaa is garabtaag u muujisay Boqorka dalka Jordan, Abdalla bin Al Hussein, iyadoona taageertay tallaabooyinka uu qaaday Boqorka ee ka dhanka ah...

    (Dawo)Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shaaciyey in 19-kii Febraayo la qorsheeyey in la dilo isaga iyo madaxweynihii ka horeeyey Sheekh Shariif...

    Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shaaciyey in 19-kii Febraayo la qorsheeyey in la dilo isaga iyo madaxweynihii ka horeeyey Sheekh Shariif...

    D.F. ayaa billowday in ay cadaadis saarto askarta ka diiwaan gashan islamarkaana ku maqan shaqada leexsan

    Dowladda Soomaaliya ayaa billowday in ay cadaadis saarto askarta ka diiwaan gashan islamarkaana ku maqan shaqada leexsan, gaar ahaan kuwa ilaaliya siyaasiinta mucaaradka ah,...

    Qoraal ka soo baxay Madasha ayaa sidoo kale lagu sheegay in Farmaajo Ciidamadii Ku sugnaa Furimaha dagaalka uu u soo raray magaalada Muqdisho.

    Madasha Badbaado Qaran oo ay ku mideysan yihiin Midawga Musharixiinta, Gudoomiyaha Aqalka Sare , Madaxweeynayaasha Puntland iyo Jubbaland ayaa sheegay Farmaajo in uu dayacay...

    Gudoomiyaha ayaa sheegay in Shabaabka ay xerada Awdheegle ku soo weerareen gaari nooca aysan rasaasta karin ah, balse la qarxiyay ka hor intii aanu...

    Gudoomiyaha Maamulka Gobolka Shabellaha Hoose, Cabdiqaadir Maxamed Nuur (Siidii) ayaa ka hadlay weerarka Sabtidii ay maleeshiyada Ururka Al Shabaab ku qaadeen xeryaha Ciidanka Xoogga...

    Waxaa maalintii labaad teendhada Xarunta tababarka Ciidamada Cirka Soomaaliyeed shir uga soconaya madaxda dowladda Federaalka iyo kuwa dowlad goboleedyada dalka.

    Shirkii maalintii shalay oo sabdiga aheed dhax maray maamul Goboleedyada iyo xukuumada waqtigeeda dhamaaday e Federalka Soomaliya ayaa wax war ah laga helin. Waxaa maalintii...

    Madaxweynahii hore dowlad goboleedka HirShabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa sheegay in ra’iisul wasaarahii hore Soomaaliya Xasan Cali Kheyre uu kahor istaagay maamulkiisii mashaariic gaareysa...

    Madaxweynahii hore dowlad goboleedka HirShabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa sheegay in ra’iisul wasaarahii hore Soomaaliya Xasan Cali Kheyre uu kahor istaagay maamulkiisii mashaariic gaareysa...

    Garoonka diyaaradaha ayaa muddooyinkii u dambeeyay waxaa ka jiray dhaq dhaqaaqyo siyaasadeed, iyadoo ay xerada xalane degan yihiin Madaxweynayaasha Puntland iyo Jubbaland

    Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa shaaciyay wareegtada Saldhigga Booliska Garoonka diyaaradaha lagu hoos geeyay Taliska Qeybta Guud ee Gobolka Banaadir. Wareegtada oo ku taariikheysan 18...

    Hooyo Somaliyeed iyo shan caruur ah loo qaaday waddan ku yaala Yurub kidb maxaa dhacay hoos ka aqriso..

    Sagaashameeyadii ayaa hooyo Somaliyeed iyo shan caruur ah loo qaaday waddan ku yaala Yurub. Waa la dejiyay ilmihiina school ayaa la geeyay. Maalin maalmaha...

    Madaxweynaha waqtigiisu dhammaaday ee Maxamed Cabdullahi (Farmaajo) ayaa goor dhow iska xaadiriyey Teendhada Afisyoone

    Madaxweynaha waqtigiisu dhammaaday ee Maxamed Cabdullahi Maxamed (Farmaajo) ayaa goor dhow iska xaadiriyey Teendhada Afisyoone oo uu maanta ka dhacayo kulan horudhac u ah...

    Deegaannada Adheegley iyo Bariire ayeey dagaalyahannada Al-shabaab weerar dhowr jiho ah ku qaadeen saldhigyo ay ku sugnaayeen ciidamada dowladda.

    Wararka ka imanaya gobolka Shabeellaha Hoose ayaa sheegalay in xoogagga Ururka Al-shabaab subaxnimadii hore ee saakay weerar qaraxyo ku bilaawday ku qaadeen saldhigyo ciidamada...

    Warar ayaa sheegaya in Agaasimaha Villa Somaaliya Cabdinur uu dalka ka baxsaday ama saqo gaar ah loo diray

    Warar ayaa sheegaya in Agaasimaha Villa Somaaliya Cabdinur uu dalka ka baxsaday ama saqo gaar ah loo diray, lamana yaqaan meel u Jaan iyo...

    Most Read