Thursday, August 20, 2026
More
    Home Wararka Maanta

    Wararka Maanta

    Ismaaciil Cumar Geelle ayaa markii shanaad ku guuleysatay doorashada Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuut

    Ismaaciil Cumar Geelle ayaa markii shanaad ku guuleysatay doorashada Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti, kaddib markii uu helay 98.41% codadkii dadweynaha reer Jabuuti doorashadii shalay. Wasiirka Arrimaha...

    D.F.S oo Qoraal U Dirtay Golaha amaanka ee Qaramada Midoobay taas ay ku muujisay madax banaanideeda siyaasadeed in ay tahay lama taabtaan.

    Annaga oo tixraacayna warsaxafadeedkii soo baxay 31 March 2021 ee ka soo baxay Madaxweynaha xilka ka dagaya ee Golaha Amaanka Marwa Linda Thomas, dowladda...

    Beesha oo ka soo jeedo Guddoomiyihii degmada Hodon ee la dilay oo Dowlada ku eedaysay inay ka seexatay in Cadaalada la hor keeno Danbiilayaashii

    Dlkii Guddoomiyihii degmada Hodon Cabdixakiim Cabdiraxmaan Ciise (Dhagajuun) Ku dhawaad 90 maalin ama sadax bil ka dib dilkii loogu geestay inta u dhaxaysa Degmooyinka...

    Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni oo su’aalo dhoorah ka jawaabay

    Kusoo dhawaada Barnaamijka Awoodda 5-aad ee Dalsan TV oo todobaadkan uu marti ku yahay Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni wuxuuna ka jawaabayaa su’aalo ku...

    DHAGEEYSO- Madaxweynaha Puntland Saciid Deni oo wareysi siiyay idaacadda VOA ayaa sheegay in qoraalka iyo muuqaalka dowladda sii deysay uu ahaa wax horay u...

    Madaxweynaha Puntland Saciid Deni oo wareysi siiyay idaacadda VOA ayaa sheegay in qoraalka iyo muuqaalka dowladda sii deysay uu ahaa wax horay u diyaarsanaa,...

    Shirsan teendhada Afisyoone ayaa maanta is-faham ka gaaray mid ka mid ah qodobadii ugu adkaa ee la isku hayey.

    Shirka Afisiyooni ayaa barqonimadii maanta dib u furmay kadib laba maalmood, oo uu hakad ku jiray. Madaxweyne Farmaajo iyo madaxda maamul goboleedyada ee ku shirsan...

    Ugu yaraan illaa 100 qof ayaa lagu soo warramayaa in saacadihii lasoo dhaafay ay ku dhinteen dagaal gobolka Sitti

    Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dagaal kulul oo shalay ka dhacay gobolka Sitti  qowmiyadaha Soomaalida iyo Canfarta ee ku nool qeybo ka...

    Xeer ilaaliyaha guud ee Israa’iil ayaa dacwad ku soo oo gay Raysalwasaaraha dalka israaiil Benyamin Netanyahu,.

    Xeer ilaaliyaha guud ee Israa’iil ayaa dacwad ku soo oo gay Raysalwasaaraha dalka israaiil Benyamin Netanyahu,. Maxkamadda Jerusalem ayaa billawday dhageysiga dacwaddiisa, halka shalay...

    “Dulmiga, caddaalad darrida iyo ku tumashada xaqa muwaadinka waxey horseeda burbur ummadeed iyo qaran jab,”

    Musharrax madaxweyne Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa ka hadlay dacwadda la-laalay ee wasiirkii hore ee amniga maamulka Juballand, kadib warqad kasoo baxday xeer ilaaliyaha guud,...

    Muktaar Roobow wuxuu isku soo dhiibay qadiyad qaran halka Cabdirashiid Janan isku dhiibay qadiyad qabiil.

    Muktaar Roobow wuxuu isku soo dhiibay qadiyad qaran halka Cabdirashiid Janan isku dhiibay qadiyad qabiil,  labadoodaba waxay isku yihiin ex reer Alta Juba. Hase...

    Garsoorka Soomaaliya ayaa Goordhaw shaaciyay in.la soo xiray Gal dacwadeedkii C/rashiid janan

    Garsoorka Dowlada Federalka Soomaaliya ninkii rabo in oo wax ka ogaadorabo ha ku quus qaato sida ay wax u sodaan taasoo ah Garsoorka Soomaaliya ayaa...

    Haabiil Axmed Cabdullaahi Xasan oo ahaa 21 sano jir Somali-Canadian ah ayaa Toronto ee dalka Canada lagu dilay.

    Toronto (Damqo.com) – Allaha ha u naxariistee Haabiil Axmed Cabdullaahi Xasan oo ahaa 21 sano jir Somali-Canadian ah ayaa galabnimadii Sabtida lagu dilay magaalada Toronto...

    Most Read