Kusoo dhawaada Barnaamijka Awoodda 5-aad ee Dalsan TV oo todobaadkan uu marti ku yahay Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni wuxuuna ka jawaabayaa su’aalo ku saabsan Shirkii Teendhada Afisiyooni ee burburay,Muranka iyo khilaafaadka hareeyey doorashada dalka,Madaxweyne Farmaaja oo uu ku eedeynayo burburkii shirka,Xiriirka kala dowladda Imaaraadka,Muxuu kaga jawaabay in loogu yeero “Jid iyo Jahadiid”?
https://www.facebook.com/dalsantv/videos/204856864405430
Xafiiska damqo Media Network
Firenze , Talyaniga
Email: damqomedia@gmail.com