Thursday, August 20, 2026
More
    Home Wararka Maanta

    Wararka Maanta

    Farmaajo – (Waa wadankee aad ku fikireeyso in aad xunto)

    Tan iyo markii doorashada ay carqaladeeysay dowladda waxeey joojisay shaqadii loo igmaday taaso ay ka dhalatay ammaan daro, Tusaale ahaan, Wadanka waxaa ka dhacay...

    (Dawo)MUCAARADA HADEEY WAXGARTAAN WA IN AY DOWLAD KU DHAWAQAAN ILEE SHARCIGA IYO DASTUURKA WA LA LAADAY. LABA WASIIR OO LA ISKU BADELEY

    Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa isku bedelay labo Wasiir oo kala ah hayay xilalka Wasaradaha Gadiidka iyo Duulista Hawada iyo Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada 1-,Duraan...

    Maxkamada Millateriga Somaliland, ayaa 2 sano oo xadhiga ku xukuntay Jaamac Maxamuud Aadan Gen: Dollaal

    Maxkamada Millateriga Somaliland, ayaa 2 sano oo xadhiga ku xukuntay Jaamac Maxamuud Aadan  Gen: Dollaal oo katirsan ciidamada Somaliland. Jeneralka ayaa lagu helay danbi ah...

    Ra’iisul wasaaraha dalka Britain ayaan ka qeyb gali doonin aaska Amiir Philip oo jimcihii geeriyooday.

    Ra’iisul wasaaraha dalka Britain ayaan ka qeyb gali doonin aaska Amiir Philip oo jimcihii geeriyooday. “Si inta suurtagalka ah ay xubno badan oo qoyska ka...

    Qaramada Midoobey iyo ururrada Midowga Yurub, Midowga Afrika iyo IGAD ayaa soo saaray qoraal ay uga hadlayaan khilaafka

    Qaramada Midoobey iyo ururrada Midowga Yurub, Midowga Afrika iyo IGAD ayaa soo saaray qoraal ay uga hadlayaan khilaafka ka dhex jira madaxda dowladda federaalka...

    Puntland oo mowqif adag ka qadatay Shirka afisyoni

    Puntland oo mowqif adag ka qadatay Shirka afisyoni, Warka wuxu shegaya in taliyayaashi ka qeyb galay isku daygii dil ee ex Madaxweyniyaashii hore Shiikh...

    Baaqii Beesha Caalamka maalin ka hor ka soo baxay ayaa ahaa in dhinacyada ay dib ugu laabtaan Teendhada, isla markaana aanay aqbali doonin doorasho...

    Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya waxaa ka socda dadaallo xoogan oo ay wadaan dhinacyo kala duwan, kuwaas oo la doonayo in la’isugu soo dhoweeyey...

    Dowlada Federalka Soomaaliya waxaa soo food saartay dhaqaalo xumo baahsan,

    Dowlada Federalka Soomaaliya waxaa soo food saartay dhaqaalo xumo baahsan, taasoo ka dhalatay makeey ku soorogeen cuno qabateen beesha caalamka. Saas daraadeed Ciidamo ka tirsan...

    Magaalada Baydhabo ee gobolka Bay ayaa sheegaya in qarax is miidaamin ah uu goor dhow ka dhacay Maqaayad ku taal bartamaha magaalad Baydhabo.

    Wararka ka imanaya magaalada Baydhabo ee gobolka Bay ayaa sheegaya in qarax is miidaamin ah uu goor dhow ka dhacay Maqaayad ku taal bartamaha...

    Maareynta Maaliyadda & Miisaaniyadda Soomaaliya. (Dawo)

    Maareynta Maaliyadda & Miisaaniyadda Soomaaliya.Heyad Caalamiya ayaa iga codsatay in aan 6 Cisho siiyo Casharo la xiriiro Maareynta & Miisaaniyadda xubno ka kala socdo...

    Soow ma ihi tanasul Badane?

    Aniga oo tix galinayo Danaha Shacabka, waxaan ka tanasulay wax badan oo aan Aaminsanaa, markii horena aan idiin Ballan qaaday, si Dalku uuna u...

    Afhayeenka Midowga Musharaxiinta Daahir Maxamuud Geele ayaa sheegay in dhankooda diyaar u yihiin in wadahadal lagu dhameeyo khilaafka

    Afhayeenka Midowga Musharaxiinta Daahir Maxamuud Geele ayaa sheegay in dhankooda diyaar u yihiin in wadahadal lagu dhameeyo khilaafka ka taagan doorashada Soomaaliya, balse aay...

    Most Read